Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Axmed Madoobe oo wakiilada Beesha Caalamka u sheegay inaysan Somalia ka dhici karin Doorasho Qof & Cod ah [Sawirro]

    Axmed Madoobe oo wakiilada Beesha Caalamka u sheegay inaysan Somalia ka dhici karin Doorasho Qof & Cod ah [Sawirro]

    December 17, 2019Updated:December 17, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wufuud ka socda wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta magaalada Kismaayo kula shiray Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno ka mida maamulkiisa.

    Kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay ee ay la yeeshaan Axmed Madoobe, kadib murankii ka dhashay doorashadii Jubbaland ayaa u muuqday inuu jebiyey xayiraadii dowladda Federaalka saartay Axmed Madoobe oo hadda u muuqda inay beesha caalamka aqoonsatay, waxaana xubnaha wafdiga beesha caalamka ka mid ahaa Wwakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, Ergeyga Midowga Yurub ee Somalia, Wakiilka Midpwga Afrika, Xubno ka socday Urur Goboleedka IGAD iyo wakiilo kale.

    Kulanka ayaa looga hadaly arrimaha Doorashooyinka 2020/2021. Khilaafka Dowlada Federaalka iyo Jubbaland, iyo Qorshaha Deyn cafinta Soomaaliya, wuxuuna qoraal uu soo saaraty Axmed Madoobe ku sheegay inuu oo dhoweynayo Deyn cafinta, balse ay lagama maarman tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ogaadan qaabka daynta looga cafinayo dalkeena iyo wadooyinka loo marayo.

    Mar uu ka hadlay Madaxweynaha arrinta dhamaystirka Dastuurka ayuu u sheegay wakiilada beesha caalamka in ay Dowlada Federaalku ka gaabisay in la dhamaystiro, taasoo ay ka dhasheen khilaafyo ay ahayd in lagu dhex xaliyo dastuurka, qaabka lagu wadana aysan ka qaybgalin xubnihii Dowlad Goboleedyada.

    Arimaha Doorashooyinka 2020/2021 ayuu sheegay Axmed madoobe inay muhiim tahay in si wadajir ah looga shaqeeyo oo cid gaar ah aanay danaheeda ka dhex raadin, wuxuuna caddeeyay inaysan Doorasho qof iyo cod ah ka dhici karin dalka, iyadoo aan la samayn tira-koob sax ah dhameystirka Dastuurka Arimaha amaanka iyo wada hadalada Soomaaliland, ayna tahay in nooca Doorashada ay heshiis ka gaaran Dowlada Federaalka Dowladaha xubnaha ka ah iyo saamileeyda siyaasada dalka.

    Image may contain: 2 people
    Image may contain: 5 people, people sitting
    Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
    Image may contain: 3 people, people sitting
    Image may contain: 3 people, people standing
    Axmed Madoobe Beesha caalamka Jubbaland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Ciidamada Asluubta oo ka hadlay Warar sheegaya inuu xoog ku galay Xarunta Madaxtooyada, markii…
    Next Article Wakiilka Q/Midoobay oo sheegay inaan la iska indha-tiri karin kaalinta Jubbaland ku leedahay Qorshaha 2020-ka (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo