Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Axmed Madoobe: “Waan ka xumay in shaqadii Dowladda noqoto Social Media & facebook..” [Daawo Weerar ku socda Farmajo]

    Axmed Madoobe: “Waan ka xumay in shaqadii Dowladda noqoto Social Media & facebook..” [Daawo Weerar ku socda Farmajo]

    May 7, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku saabsan xiriirka Soomaaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

    Dowladda Maanta joogta waxaa laga sugayaa marka waqtigeedu dhammaado waxaa laga sugayaa inay qabato wixii loo xilsaaray horumarinta federaalka, taasoo uu sheegay inuu ula jeedo dalku inuu federaal yahay dalkuna u qeybsan yahay maamulada iyo dowladda Federaalka oo looga fadhiyo inay isku xiro dalka.

    “Maanta waxaad aad uga xumahay in culeyska ugu badani ku dhacayo dowlad Goboleedyada, dakhliguna aad u yar yahay na soo gala, dalkana ay dowlad dhexe ka jirto oo wixii soo gala aysan iyaga soo dhaafin..” ayuu yiri Axmed Madoobe oo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay curyaamisay dowlad goboleedyadii dhaqaale ahaan.

    Isagoo sheegay inuu dowladda dhaliilayo balse uu toosinayo ayna doonayaan in dowladda Farmaajo hoggaamiyo ay noqoto mid ka tagta taariikh: “Ma aha inay ka tagto Social Media iyo Proboganda, Facebook, waxaa lasameeya waana wax aad looga xumaado inay shaqadii dowladda dhexe ay intaas noqoto.. Dowladda dhexe wax naga soo gaaray mudaddii ay jirtay ma garanayo wax naga soo gaaray…” ayuu si kulul u yiri Axmed Madoobe.

    Wuxuu kaloo cambaareeyay hab dhaqanka dowladda oo noqday in mar waliba la abuuro xiisad oo maalin waliba ay mid rido, mid kale ay keento, wuxuuna uga digay inay mar waliba dowladu abuurto xiisad “Crisis”.

    Wuxuu canbaareeyay in dowladda Soomaaliya aysan maamulkiisa la soo xiriirin maamulkooda markii Guddi ka socda ay tageen Baardheere, kuna haboobeyd inay Guriga albaabka kasoo galaan.

    Wuxuu ka hadlay Axmed Madoobe arrinta Khaliijka ayuu ka hadlay, isagoo sheegay inuu inuu kula taliyey Madaxweyne Farmaajo inuu dhexdhexaad ka noqdo xiisadii Khaliijka, wuxuuna isweydiiyay sida ay xaaladu ku socoto isagoo ku eedeeyay dowlada inay Jufo la noqotay Qatar, dalalkii kalena wax kale lagu tilmaamay.

    “Hadday noqoto in miisaanka la saaro Qatar, Imaaraadka iyo Sacuudiga, waxa kaliya ee na taageera waa Imaaraadka iyo Sacuudiga… ciidamada waxaa naga taageera Imaaraadka, Arrinta Khaliijka waxa ay dowladdu ku dhaqmeyso sax maaha.., waxaan leenahay dib ha ugu noqoto mowqifkeedii..” ayuu yiri Axmed Madoobe.

    DAAWO KHUDBAD KULUL

    Axmed Madoobe Dowladda Farmaajo Jubbaland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXukuumadda Soomaaliya oo ciidamadii ugu badnaa u diyaarisay Amniga Bisha Ramadaan ee Muqdisho [Sawirro]
    Next Article DEGDEG: Madaxweyne Trump oo shaaciyay inuu Go’aan muhiim ah ku dhawaaqi doono

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo