Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Baaralmaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2017

    Baaralmaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2017

    August 6, 2017Updated:August 6, 20171 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu meelmariyay Miisaaniyadda dowladd ee sanadka 2017 oo muran badan ka taagnaa.

    Kulankii maanta ee golaha shacabka  waxaa xaariday 169 xildhibaan, waxaana ogolaatay 167, halka laba xildhibaan ay ka aamustay codkii loo qaaday miisaaniyadda sanadkan.

    Miisaaniyadda oo kala bar ay tagtay sanadkan ayaa dib u dhac weyn waxaa ku keenay isbedelka dowladaha iyo doorashadii dhacday, waxaana dood weyn ka timid lacago loo qoondeeyay maamulada iyo wasaaradaha kala duwan.

    Ma jiro isbedel weyn oo lagu sameeyay miisaaniyadda ay wasaaradda maaliyadda soo diyaarsiay, laakiin Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in miisaaniyadda intooda badan ay diyaarisay xukuumadii hore.

    Dowladda Soomaaliya ayaa bishii la soo dhaafay ee July ahayd miisaaniyad la’aan kadib dood ka dhalatay miisaaniyadda lix biloodlaha ah ee ka horgeeyay Baarlamaanka, taasoo keenay in qeybta ciidamada la ogolaado.

    Wadani

    Baarlamaanka Miisaaniyadda Wasaaradda Maaliyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaano Dacwad ku soo oogay Wasiirka Amniga & taliyeyaasha ciidamada Dowladda
    Next Article Bangiga Adduunka oo Farmaajo hordhigay 8 Qodob oo lagu kordhin karo Dhaqaalaha Dowladda [Akhriso]

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Xildhibaanad kasoo jeeda K/Galbeed oo shaacisay in laga reebay Diyaarad u socotay Baydhaba

    September 19, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo