Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»BAARITAANKII HANTI-DHOWRKA EE XAFIISYADA MADAXDA DOWLADDA MAXAA LAGA HELAY? (Kala soco Wadani.com)

    BAARITAANKII HANTI-DHOWRKA EE XAFIISYADA MADAXDA DOWLADDA MAXAA LAGA HELAY? (Kala soco Wadani.com)

    February 5, 2015Updated:February 5, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    [button link=”” icon=”Select a Icon” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]GOOR DHOW……………. FILO………. GOOR DHOW[/button]

    Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur  Faarax Jimcaale ayaa wareysi uu siiyay BBC-da ka sheegay inau baaritaano ku sameeyeen xafiisyada madaxda sare ee dalka Soomaaliya sida: Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha oo ka mida hay’adaha ugu waaweyn ee dalka oo ay ku baxdo in badan oo ka mida miisaaniyadda dalka.

    madaxda-sare

    [ad name=”HTML-3″]

    Wuxuu intaas raaciyay inay baaritaan guud ku sameeyeen Xafiisyada Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, baaritaankooduna yahay  mid madax banaan. “Baarista cid ka madax bannaan ma jirto, waxaan baarnay Xafiiska Madaxweynaha, kan Ra’iisul Wasaaraha, Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka, sanadkan 2015 isla xisaabtan dhab ayaa dhacaya, cidii lagu helo musuq maasuq iyo xisaab is daba marin sharciga ayaa la horkeenayaa, waana la maxkamadeynayaa”ayuu yiri hantidhowrka.

    Dhageyso wareysiga Hanti dhowrka Guud

    http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2015/02/Somalia_auditor_general.mp3

    Dr. Nuur Faarax oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ayaa wareysi uu siiyay laanta afka Soomaaliya ee BBC-da ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii xisaabtanka, “Sanadkan waa sanadkii isla xisaabtanka, cidii lagu helo musuq maasuq waa la qabanayaa, waa la xirayaa, hay’adaha amniga ayaa loogu yeerayaa, Maxkamad ayaana la soo taagayaa”ayuu yiri ku goodiyay Hanti dhowrka Guud.

    [ad name=”HTML-4″]

    Haddaba Wadani.com waxay dib u raadraaceysaa baaritaanadii lagu sameeyay xafiisyada madaxda sare ee dowladda sida:

    1. Madaxtooyada

    2. Baarlamaanka

    3. Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

    Iyadoo farta ku fiiqi doonta, soona koobeysa waxyaabihii ugu waaweynee ee lagu helay baaritaanada uu sameeyay Hanti dhowrka Guud inagoo tilmaami doonna inta muhiimka ah ee in la sheego ay haboon tahay xilligani.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Baaritan Hanti dhowrka guud Madaxda sare ee dowlada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uga reebay Cabdi Qeybdiid shirka madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ee Muqdisho ?
    Next Article Golaha Wasiirada cusub oo goor dhow lagu dhawaaqayo

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo