Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Baarlamaanka Federaalka oo qarka u saaran inuu cod u qaado Heshiiska Doorashada

    Baarlamaanka Federaalka oo qarka u saaran inuu cod u qaado Heshiiska Doorashada

    May 21, 20161 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dood kulul oo ku saabsan Heshiiska Doorashada 2016 ayaa dib uga bilaabaneysa fadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii la bilaabay in wax ka bedelka heshiiska doorashada oo Khamiistii xildhibaano badan ay is qoreen.

    Xildhibaano ku dhow 60 ayaa isu qoray inay fekerkooda ka dhiibtaan qaabka doorashada ee ay baarlamaanka u soo gudbiyeen guddiga loo xil saaray,  waxaana xildhibaanadii hadlay ay si weyn u diideen intooda badan dhismaha Aqalka sare.

    Xildhibaanada ka soo jeeda mid ka mida beelaha ugu waaweyn dalka ayaa ku adkeysanaya in Aqalka sare lagu qeybiyo 4.5, waxayna diideen qaabka heshiiska ku qoran iyo kan ay soo diyaariyeen guddiga Baarlamaanka.

    Xildhibaanada taageersan heshiiska in sidiisa loo ansixiyo oo u badan kuwa  kasoo jeeda Puntland ayaa aad u yaraaday oo codkoodu noqday mid aan saameyn lahayn.

    Dadaal madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku doonayeen inay Baarlamaanka ku qanciyaan ansixinta heshiiska ayaa fashilmay markii ay diideen xildhibaano badan.

    Kulanka maanta ayaa lagu wadaa in cod loogu qaado heshiiska marka ay soo gabagabowdo dooda heshiiska ee xildhibaanada.

    Wadani.com

    Baarlamaamka Baarlamaanka heshiiska Doorashada Qaabka doorashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal beeleedka Magaalada Beledweyne oo faraha ka sii baxaya
    Next Article Madaxda Madasha Qaran oo Baarlamaanka ka codsaday muddo kooban

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo