Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Fasax ku maqnaan doona ilaa bisha September [Akhriso Sababta]

Kalfadhigi saddexaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa la xiray iyada oo goluhu uu shaqeeyay wax ka yar saddex bil oo buuxda. Kalfadhiga oo furmay 10kii bishii Maarso [2018] ayay ahayd in uu xirmo Talaadada soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 10-ka Luulyo, sida ku xusan xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo jideeyay … Continue reading Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Fasax ku maqnaan doona ilaa bisha September [Akhriso Sababta]