Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Baarlamaanka oo Bil gudaheed ku ansixinaya Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2-dii sano ee ugu horeysay dowladda Farmaajo

    Baarlamaanka oo Bil gudaheed ku ansixinaya Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2-dii sano ee ugu horeysay dowladda Farmaajo

    November 16, 2019Updated:November 16, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa Baarlamaanka Federaalka u gudbisay xisaab-xirka miisaaniyadda sanadkii 2018 oo maanta ka mida ajendaha hor yaalla Baarlamanka Federaalka.

    Ajendayaasha maanta hor yaalla xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa ka mida akhrinta koowaad ee xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii 2018-da, waaa kaloo ka mida ajendayaasha iyo akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka Daawada.

    Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda ayaa lagu wadaa inay xildhibaannada u sharxaan Xisaab xirka Miisaaniyadii 2018 oo hore muran weyn uga dhashay, taasoo keentay in loo kala diro Guddigii Baarlamaanka ee Maaliyadda, waxaana lacago maqan shaaciyey hanti dhowrka guud ee Qaranka.

    • Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xisaab-xirkii ugu horeeyay ee miisaaniyadda dowladda Somalia, kadib 2016

    2-dii Novembar 2019 ayey ahayd markii xildhibaannada Baarlamaanka ansixiyeen Xisaab-xirka miisaaniyadda 2017 oo xildhibaanada qaarkood sheegeen in laga waayey lacag ku dhow 40 Milyan oo Doolar, waxaana hadda la filayaa inay ansixiyaan Xisaabxirka miisaaniyadda 2018 iyadoo dood badan ka taagan tahay sidii ay ku baxday.

    Dib u dhaca xisaab-xirka miisaaniyadda Dowladda ayaan wax isbedel ah ku dhicin, iyadoo la ogyahay in xukuumadii ka horeysay ee dowladii Xasan Sheekh Maxamuud ay xilka ka degtay iyadoo ay ku maqan tahay laba xisaab xir sanadihii 2016 & 2106, xilligaas oo hanti dhowrkii Qarnka uu sheegay inaan la xisaab celin labadaas sano lacag dhan 110 Milyan oo Doolar.

    Xisaab-xirka dowladda ayaa gaaray heerkii ugu xumaa dowad cusub intii uu talada qabtay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxayna ku qaadatay xukuumadda Xasan Cali Kheyre muddo laba sano ka badan inuu Baarlamaanka geeyo xisaabxirka miisaaniyadii ugu horeysay ee xukuumadiisa sanadka 2017.

    Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xisaab-xirkii ugu horeeyay ee miisaaniyadda dowladda Somalia, kadib 2016
    Baarlamaanka Miisaaniyadda 2017 Miisaaniyadda 2018 Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSidee magaca ‘Somalia’ uga mid noqday Mooshinka xil ka qaadista Madaxweyne Trump ee ka socda Mareykanka..?
    Next Article Ra’iisal wasaare Kheyre oo socdaal aan lasii shaacin ku gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo