Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa kulankii ay maanta yeesheen ku meel mariyey xubin cusub oo ka mid noqoneysa Guddiga Qaran ee Doorashooyinka.
Cod loo qaaday xubintan ayey xildhibaanadda golaha shacabka Cod dhan 156 xildhibaan ku ansixiyeen inay Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ka mid noqoto Sacdiya Yuusuf Shuuriye.
Xhubintan ayaa wixii ka dambeeya si rasmi ah uga mid noqoneysa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

