Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Baarlamaanka oo iyagoo laba garab ah ku kala shiray Muqdisho

    Baarlamaanka oo iyagoo laba garab ah ku kala shiray Muqdisho

    November 4, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa nasiib darradii ugu horeysay ay maanta ka soo muuqatay magaalada Muqdisho kadib markii laba dhinac oo Baarlamaanka Soomaaliya kamida ay ku shireen Muqdisho oo si kala gaara ay u soo saareen baaqyo iska soo horjeeda oo ku saabsan mooshinka laga diyaarinayo xukuumadda Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed iyo hadalkii kasoo yeeray ergeyga gaarka ah ee Q/Midoobay u qaablisan Soomaaliya Nicholas Kay.

    Xildhibanno gaaraya 110 xildhibaan oo uu codkooda ku hadlay Xildhibaan Abdi Maxamed Abtidoon ayaa si cad u sheegay inay xaqiiqo tahay laaluushka lagu bixinayo si mooshin looga keeno, isla markaana ay la qabaan welwelkii beesha caalamka ay soo saartay, waxayna ku eedeeyeen inay madaxtooyadu ka dambeyso arrintan oo aan Baarlamaanku aqbalin mooshinka la wado.

    Dhinaca kale xildhibaanno ay hormuud u yihiin Cabdi Xoosh Jibriil, iyo Maxamed Abdi Xayir (Maareeye) ayaa kulan ay ku qabsadeen Muqdisho si weyn ugu dhaliilay ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya, iyagoo ku eedeeyay inuu meel uga dhacay sharaftii Baarlamaanka Soomaaliya, lagana doonayo inuu raali gelin ka bixiyo gefka uu kula kacay xildhibaannada.

    Labada mowqif ee kasoo baxaya xildhibaannada Baarlamaanka ayaa si cad u muujinaya xaaladda dhabta ah ee ka taagan Muqdisho iyo sida ay u adkaan doonto in lagu kala baxo khilaafkan ka dhex jira madaxda dowladda ee saameynta weyn ku yeeshay Baarlamaankii la filayay inuu xaliyo.

    Baarlamaan Kala jab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaare oo go’aano muhiim ah guddoonsaday
    Next Article Xildhibaanad Sareedo: “Waan qaadaneynaa laaluush, cid aan ka baqeyno ma jirto”

    Related Posts

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Xildhibaanad kasoo jeeda K/Galbeed oo shaacisay in laga reebay Diyaarad u socotay Baydhaba

    September 19, 2024

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii Ergaynimo ka xayuubiyay Xildhibaan taageeray Itoobiya

    September 1, 2024

    Xildhibaanno taageeray Itoobiya oo lagu baaqay in Dacwad lagu soo oogo, lagana xayuubiyo..

    September 1, 2024

    Sheekh Shariif oo abaabul ku bilaabay Xildhibaanada Labada Aqal ee Beesha Hawiye

    August 26, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo