Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Baarlamaankii Dalka Pakistan oo la kala diray iyo Xukumad KMG oo Doorasho degdega..

    Baarlamaankii Dalka Pakistan oo la kala diray iyo Xukumad KMG oo Doorasho degdega..

    April 3, 2022Updated:April 3, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mareykanka oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa Mooshin xilka looga qaadi lahaa Ra’iisal Wasaarihii Pakistan

    Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa la kala diray, kadib xiisad ka dhalatay in codka kalsoonida loo qaado Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Imran Khan ay xoogeystay.

    Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi ayaa kala diray Baarlamaankii dalkaasi, kadib markii uu sidaasi kula taliyey Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Imran Khan.

    Khilaaf siyaasadeed oo ka taagnaa dalka Pakistan ayaa ka dhashay xisbiyada mucaaradka dalka Pakistan oo olole ugu jiray Mooshin ay codka kalsoonida u qaadaan si xilka looga tuuro Ra’iisal wasaare Imran Khan.

    Fadhigii Baarlamaanka dalkaasi ee maanta codka kalsoonida loogu qaadi lahaa Ra’iisal wasaaraha Pakistan ayaa waxaa ka hor yimid guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Qasim Khan Suri oo shirka guddoominayey, isagoo sabab uga dhigay in ujeedka Mooshinka uu shaki badan hareeyay.

    Saacad kadib madaxweynaha Pakistan Arif Alvi ayaa ku dhawaaqay inuu kala diray Baarlamaankii dalkaasi, taasoo ka dhigan in muddo 3 Bilood ah lagu qabanayo doorasho guud, lana dhisayo xukuumadda KMG ah oo Doorashadaasi qabanqaabisa.

    Ra’iisal wasaare Imran Khan ayaa ku guuleystay in Baarlamaanka la kala diro, markii uu xaqiiqsaday inuusan sinnaba ku badbaadeynin, waxaana sidaasi meesha uga baxay Ra’iisal wasaarihii, isagoo galaaftay Baarlamaankiina, haddana waxaa xilka la wareegi doonta xukuumad KMG ah.

    Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu taageerayo ololihii mooshinka xil ka qaadista Ra’iisal wasaaraha Pakistan, halka Mucaaradka ay ku eedeeyeen inuu dalkaasi u gacan geliyay Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF.

    Imran Khan Pakist
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMusharixii labaad oo shaaciyey inuu u taagan yahay Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka
    Next Article Xildhibaannada kasoo jeeda K/Galbeed oo bilaabay inay qaataan Shahaadooyinka (Akhriso Magacyada)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo