Banaanbax looga soo horjeedo urur Goboleedka IGAD, dowladda Soomaaliya iyo Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne.
Waxaa bannaanbax hogaaminayay qaar ka mida Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan oo farriimo kulul u kala diran dowladda Federaalka, IGAD iyo Beesha Caalamka, waxaana ay ku hanjabeen inay xiriirka u jari doonaan Dowladda Xasan Sheekh.
DAAWO SAWIRRO



Wadani.com

![Bannaanbax ka dhacay Beledweyne & hanjabaad culus oo loo jeediyay IGAD & Xasan Sheekh [SAWIRRO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/09/Banaanbax-Beledweyne2.jpg)