Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Bannaanbax laga abaabulayo Baraha Bulshada oo gilgilay Dowladda Somalia (Maxaa dhacay.?)

    Bannaanbax laga abaabulayo Baraha Bulshada oo gilgilay Dowladda Somalia (Maxaa dhacay.?)

    April 17, 2019Updated:April 17, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga welwelsan bannaanbax la sheegay inuu ka dhacay Caasimadda oo laga abaabulay baraha bulshada.

    Bannaanbaxan oo markiisii hore ay baraha bulshada uga baaqeen xubno qurbejoog ah oo lagu yaqaan inay ka horjeedaan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu beegay kadib isu soo bixii Sabtidii hore ka dhacay Muqdisho ee ka dhashay darawal Bajaajle ah iy abtigii oo uu toogasho ku dilay askari Boolis ah.

    Dadka bannaanbaxa u ololeyana ayaa ku kooban shaqsiyaad baraha bulshada soo dhigay baaqyo loogu yeerayo dadka inay isu soo baxaan, iyadoo saacadihii ugu danbeeyay la faafiyay dad wejiyadooda ku qariyey Boorar la sheegay in loo adeegsan doono bannanbax oo aan ka badneyn 10 qof.

    Sidaasoo ay tahay dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata inay cabsi weyn gashay iyadoo uu gilgilay bannaanbaxa aan la ogeyn cidda wada, waxayna ku dhaqaaqday tallaabooyin waaweyn, iyadoo lasoo kiciyey taageerayaal isugu jira siyaasiyiin, culimo iyo dad kala duwan oo difaacaya dowladda.

    Waxaa lasoo bandhigay ciidamo la dagaalama bannaanbaxyada oo qalabkooda wata.

    Waxaa la qabtay shir lagu diidan yahay inay wax bannaanbax ah dhacaan.

    Waxaa saxaafadda la hadlay xubno ku dhow madaxweynaha, sida Salaad Cali Jeelle, Cali Maxamed Geedi, iyadoo markii ugu danbeysay uu soo hadlay Sheekh Nuur Baaruud.

    Taliyaha Booliska ayaa saxaafadda la hadlay oo ka digay Bannaanbaxa.

    Welina waxaa socda madaxa iyo taageerayaasha dowladda ee ka hadlaya bannaanbaxa aan la ogeyn cidda wadata oo u muuqda inuu si weyn u gilgilay dowladdii oo dhan.

    Siyaasiyiinta ku xiran madaxtooyada ee xag-jirka ah sida Salaad Cali Jeelle iyo Cali Maxamed Geedi waxay xaaladda u bedeleen eedeynta mucaaradka dowladda iyo Alshabaab, iyagoo si aan macquul ahayn u fasiraya bannaanbaxan laga baqayo.

    Bannaanbax G//Banaadir Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYusuf Garad & Thabit Cabdi oo Baaq wadajir ah kasoo saaray xaaladda Muqdisho (Akhriso)
    Next Article Fasax miyaad u baahan tahay si aad Bannaanbax u sameyso..?[Qodobka 20-aad ee Dastuurka]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo