Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Bannaanbaxyo ka dilaacay Kenya & Madaxweynaha dalkaasi oo baaq degdega soo saaray

    Bannaanbaxyo ka dilaacay Kenya & Madaxweynaha dalkaasi oo baaq degdega soo saaray

    August 2, 20171 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqaya xasilooni, kadib xasilooni darro ka dhalatay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa guddiga Doorashada Kenya.

    Bannaabaxyo culus ay dalka ka dillaacay dalka Kenya, kuwaasi oo ka dhashay dilka Christopher Msando oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa guddiga doorashada, toddobaad ka hor inta aysan dhicin doorashada.

    Dibadbaxayaasha ayaa tegay xafiiska guddiga doorashada ayaga oo caddaalad u dalbaya Christopher Msando. Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda rayidka ayaa sheegaya in dilka Christopher Msando oo yimid waxyar ka hor un doorasho sidan muhiim u ah uusan ahayn wax si kam ah u dhacay.

    “Dalka Kenya waxaa ka jira dhaqan ah saraakiil sare oo dhinta, la waayo ama si ula kac ah loo dilo, taasi oo xasilooni darro ku keeneysa doorashada” waxaa sidaas yiri John Githongo oo u dhaqaaqa xuquuqda rayidka.

    Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya, Wafula Chebukati ayaa sheegay inuu ammaan dheeri ah siin doono shaqaalaha guddiga doorashada, wuxuuna ballanqaaday in doorashadu noqon doonto mid sax ah.

    Xisbiga ugu weyn mucaaradka Kenya ayaa madaxweyne Kenyatta ku eedeynaya inuu isku dayayo inuu ku shubto doorashada, eedeymahaas oo uu beeniyey.

    Doorashada Kenya Kenya Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo xil u magacaabay siyaasi caan ah oo la tartamay [Akhriso]
    Next Article Bannaanbax rabshado wata oo ka dhacay Boosaaso iyo Taliye Boolis oo lagu dhaawacay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo