Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Baraha Bulshada Facebook, WhatsApp iyo Instagram oo hawada ka baxay iyo War laga soo saaray

    Baraha Bulshada Facebook, WhatsApp iyo Instagram oo hawada ka baxay iyo War laga soo saaray

    October 4, 2021Updated:October 5, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mareegaha Baraha bulshada ee waaweyn sida: Facebook, Instagram iyo WhatsApp ayaa hawada ka baxay oo shaqeyn waayey inta badan dunida, kadib cilad soo wajahday.

    Shirkadda ayaa qoraal ay kusoo qortay Boggeeda Twitter-ka ku sheegtay inay ka la socoto, kana warqabto in barteeda Facebook iyo kuwa kale ee hoos taga sida WhatsApp iyo Istagram ay soo wajaday dhibaato ay kala kulmeen dadkii adeegsan lahaa, isla markaana ay ka shaqeyneyso sidii dib loogu soo celin lahaa adeeggaasi.

    Shirkadu ma sheegin sababta keentay cilladda, oo bilaabatay qiyaastii 11:45 Xilliga Bariga (18:45 xilliga Muqdisho). Waxaa mar kaliya hawada ka baxay baraha Facebook oo la awoodi waayey in la adeegsado.

    Dadka adeegsada ayaa soo sheegay inaysan awoodin inay Facebook -ga ka galaan magaalootyinka Mareykanka sida California, New York, Qaaradda Yurub iyo sidoo kale Afrika iyo Aasiya.

    Ciladdan ayaa lagu tilmaamay tii ugu weyneyd ee mar kaliya ku habsata Barta Facebook iyo shirkadihiisa iyadoo Saamiga shirkadda Facebook uu hoos u dhacday 5% Suuqyada caalamiga ah, waxaana wararka qaar sheegayaan in arrintan ay ku lug leedahay weerar burcadda Internet-ka ah.

    Maamulka Facebook ayaa xilligan maraya dhibaato weyn oo ka dhalatay qof u shaqeynayey oo dokumentiyo sir ah la wadaagay Wargeyska The Wall Street Journal, taasoo lagu kashifay inay iyadoo og iska dhega tirto qoraallada iyo muuqaaladda sharcigeeda ka horjeeda, taasoo loo yeelo dano u gaara dartood.

    Farriimo taxane ah madaxda Shirkadda Cloudflare John Graham-Cumming soo dhigay Twitterka ayuu k usheegay in dhibaatadu ay u badan tahay Keydiyaha (Hosting-ka) Facebook, oo aan u oggolaanayn dadka inay ku xirmaan, saameynna ku yeeshay baraha Instagram iyo WhatsApp.

    Facebook ayaa dib u soo laabtay ku dhowaad 6 saacadood kadib markii uu hawada ka maqnaa, iyadoo si tartiib ah uu dib ugu soo laabtay, waxaana War kasoo baxay Shirkadda Facebook lagu sheegay inay dib u soo celiyaan adeegii Facebook, ayna ka cudurdaaranayaan ciladii qabsatay.

    Facebook Instagra Instagram Whatsapp
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRW Rooble oo lagu soo dhoweeyay magaalada Doha ee dalka Qatar (Sawirro)
    Next Article Milkiilha Facebook Mark Zuckerberg oo saacado Gudahood ku qasaaray 7 Bilyan oo Dollar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo