Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Barlamanka & Xukuumadda Somaliya oo ku heshiiyay 3 qodob oo halis gelinaya Hiigsiga cusub 2016 (Akhri Qodobada)

    Barlamanka & Xukuumadda Somaliya oo ku heshiiyay 3 qodob oo halis gelinaya Hiigsiga cusub 2016 (Akhri Qodobada)

    July 28, 2015Updated:July 28, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii Baarlamaanka maanta ku lahaa xaruntiisa magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen 158 xildhibaan ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay iyadoo ay ku biireen  xubno ka mida golaha wasiirada oo uu hor kacayo Ra’iisul Wasaaraha, waxaana go’aano looga gaaray hiigsiga 2016 oo la sheegay inaysan dalka ka dhicin xilligaasi doorasho hal qof iyo cod ah. 

    Xukuumadda iyo Baarlamaanka oo ay dhif iyo naadir tahay inay go’aan isla soo saaraan, lagana yaabo in sharci ahaan go’aankani uusan ansixin, balse  ay muuqato in looga hordhaco kulanka hiigsiga cusub ee Muqdisho ka dhici doona berito ayaa waxaa kulanka laga soo saaray saddex qodob oo  la sheegay inay kusoo heshiiyeen Guddiyo ka kala socday Baarlamanka iyo Xukuumadda oo wada tashi u socday.

    cc

    Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre  oo ah  Guddoomiyaha Gudi hoosaadka Baarlamaanka ee u qaabilsan ka soo tala bixinta arrimaha Hiigsiga 2016 ayaa kulankii maanta ka hor akhriyay saddex qodob oo ay ku isku raaceen Xukuumadda iyo Baarlamaanka, kaasoo ka mid ahaa in sanadka 2016 aanay dalka ka dhici karin doorasho hal qof iyo hal cod, waxayna qodobadaasi kala yihiin.

    1.  Labada gole ee dowladda waxay isla garteen iskuna raaceen in sanadka 2016 aanay dalka ka dhici karin doorasho hal qof iyo hal cod ah
    2. In la qabto shirweyne heer Qaran oo ay ka qeyb galayaan golayaasha dowladda iyo maamul goboleedyada dalka, kaasoo looga tashanayo tallaabada ay dowladda qaadeyso si dalka doorasho uga dhacdo 2016 Agosto.
    3.  In qabanqaabada howsha hiigsiga 2016 iyo tallaabada dowladda qaadeyso lagu soo gabagabeeyo dhamaadka sanadkan 2015, si 2016 shaqada u bilaabato.

    Intaas kadib waxaa kulanka ka hadlayRa’iisal Wasaare Cumar C/rashiid oo sheegay in golayasha dowladda ay midoobeen isla markaana muhiim tahay in golayaasha dowladda ay gaareen go’aano dhaxalgal ah isagoo soo dhoweeyay wada shaqeynta labada dhinac iyo go’aanada ay soo saareen.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari ayaa  kulanka soo xiray isagoo sheegay aan loo dulqaadan doonin cidii carqalad wada ee dooneysa inay ka hortagto rabitaanka iyo howlaha ay dowladdu wado.

    Heshiiska baarlamaanka iyo xukuumadda Soomaaliya gaareen oo maalmahan soo socday ayaa ujeedkiisu yahay in la hor geeyo shirka caalamiga ahee hiigsiga cusub oo beri ka furmaya magaalada Muqdisho, waxayna dowladda Federaalka u muuqataa inay hadda raadineyso qaab ay xilliga ku kororsato, mar haddii howshii ugu weyneyd ee loo xil saaray ay ku dhawaaqday inaysan suuragal ahayn, taasoo ah doorasho dalka ka dhacda.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    go'aano ka soo baxay dowladda Heshiis baarlamaanka iyo xukuumada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirka Hiigsiga cusub oo Beri ka furmaya Muqdisho & Xarun gaar ah oo loo diyaariyay
    Next Article DHAGEYSO: C/raxmaan Faroole: “Dhibaatooyinka ka jira Federaalka waa qas ay wado xukuumadda Xamar Fadhida”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo