Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Barnaamijkii bakhtiyaa-nasiibka ee dal-ku-galka Mareykanka oo dib loo furay

    Barnaamijkii bakhtiyaa-nasiibka ee dal-ku-galka Mareykanka oo dib loo furay

    October 9, 2021Updated:October 9, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka ayaa si rami ah u furtay barnaamijeeda bakhtiyaa-nasiibka ee fursadaha ku noolaanshaha dalka Mareykanka.

    Barnaamikan ayaa sanado dhowr ah dhibaato soo wajahaday intii uu dalkaasi maamulayay Donald Trump oo diiday inay dalkaasi taguan dadkii hore ugu guuleystay, waxaana haddaba jira kumannaan qof oo hore ugu guuleysay, balse di u-dhac ku yimid rajadooda tegista Mareykanka.

    Dadka hore u guuleystay ee aan Mareykanka loo ogolaan inay tagaan waxay kasoo kala jeedaan dalalka Afghanistan, Masar, Peru, Iran, Somalia iyo waddamo kale.

    Maamulka madaxweyne Biden ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in diiwaangelinta Barnaamijka Fiisaha Muhaajiriinta ee 2023 – oo caan ku ah bakhtiyaa-nasiibka degganaasha Mareykanka inuu billowday, waxaana Koongarasku oggolaaday 55,000 oo muhaajiriinta adduunka oo Mareykanka deganaasho rasmi ah laga siiyo, si kor loogu qaado kala-duwanaanshaha Mareykanka.

    Inta ay aqbalayaan codsiyada cusub,ee Green Card Lottery, mas’uuliyiinta Mareykanku waxay qirayaan dib u-dhac aad u weyn ee xagga socodsiinta kuwii hore loogu guuleystay, kuwaas oo badankood la xareeyay intii uu Mareykanka madaxweynaha ka ahaa Trump, iyadoo sidoo kale uu dib u-dhacaas qeyb ka ahaa aafada COVID-19.

    Barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka ah ayaa soo maray sanado aan wanaagsaneyn, waxaaana sanadkii 2017-kii, madaxweynihii xilligaas ee Donald Trump uu ku dhawaaqay tallaabooyin dhowr ah oo ka horjoogsaday dadka kasoo jeeda waddamada Muslimiintu u badan inay yimaadaan Mareykanka.

    Bishii Maarso 2020, Trump wuxuu xiray qunsuliyadaha adduunka, iyada oo uu jiro cudurka faafa ee coronavirus, waxaana maamulkiisu uu markii dambe ku dhawaaqay mamnuucida fiisooyinka muhaajiriinta qaarkood, isagoo ku dooday in loo baahan yahay in la ilaaliyo dhaqaalaha Mareykanka.

    Baraha Bulshada ee Soomaalida ayaa lagu arkayey weriyeyaal iyo dad caan ah baraha bulshada oo dadka u sheegaya inay geynayaan Mareykanka ama ka kaalmeynayaan buuxinta bakhiyaa-nasiibka, halka qaarkoodna ay dadka lacag uga qaadayaan.

    BARTA RASMIGA AH EE GREE CARD LOTTERY

    US US Green Card
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHorjooge la shaqeyn jiray Afhayeenka Alshabaab Sh. Cali Dheere oo isu dhiibay ciidamada Dowladda
    Next Article Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Waddo ay dhisteen Dadweynaha degmada Howlwadaag

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo