Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Barro Xildhibaanka UK ee u ololeeya Somaliland: 2 Jeer ayaa xilal Wasiir looga qaaday fadeexado qabsaday

    Barro Xildhibaanka UK ee u ololeeya Somaliland: 2 Jeer ayaa xilal Wasiir looga qaaday fadeexado qabsaday

    January 19, 2022Updated:January 20, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaanka u dhashay dalka Ingiriiska ee Gavin Williamson ayaa muran badan ka dhaliyey Baraha bulshada, kadib markii uu mooshin geeyay Baarlamaanka Ingiriiska, kaasoo lagu doonayo in lagu aqoonsado maamulka goonida isu taagay ee Somaliland.

    Xildhibaankan wuxuu ka tirsan yahay xisbiga Muxaafidka (Conservative) ee talada haya dalka UK, wuxuuna ahaa madixii ololaha doorashada Ra’isul wasaare Boris Johnson sanadkii 2019-kii, isagoo markaasi sidoo kale soo noqday xoghayaha gaashaandhiga UK xilligii Ra’isul wasaare Therasa May, hase yeeshee xilka laga qaaday.

    Gavin ayaa markii uu Boris xilka qabtay loo magacaabay xoghaya waxbarashada, taasoo haddana si degdega looga qaaday. Labada jeer ee xilalka laga qaaday wuxuu lugaha la galay muran fadeexadeed iyo eedeymo loo jeediyay.

    Ra’isul wasaaradii hore ee UK Therasa May ayaa xilka ka qaadday Gavin Williamson sanadkii 2019-kii, isgoo ah xoghayah difaaca UK, markaas oo uu yimid Soomaaliya, waxayna ku eedeysay in uu saxaafadda u siiyey xog halis ku ah Amniga Qaranka UK.

    Gavin waxaana lagu eedeeyay inuu faafiyey sir ku saabsan in barnaamijka 5G ee isgaarsiinta UK oo ay ku lug lahayd shirkadda Shiinaha laga leeyahay ee Huwawei. Arrintaas oo weji gabax ku noqotay UK, kadibna sababtay in shirkaddaasi laga mamnuuco UK, ana madaxa isla galaan dalalka Shiinaha iyo UK.

    Sidoo kale ninkii uu soo dhisay ee Boris Johnson ayey qasab ku noqotay inuu xilka ka qaado bishii September 2021-dii, isagoo ahaa xoghayaha waxbarashada UK, kadib markii uu qirtay inay khalalaad ku jireen barnaamij imtixaanaadka iskuulaadka lagu saxayey oo kumbuyuutar ku dhisan, arrintaasina ay fadeexad waxbarasho noqotay.

    Xilligaas waxaa si weyn loogu eedeeyay farsamada xumida iyo qalbi jebinta ardayga UK markii dhibihii ardayga kaalimaha sare si khalad ah hoos loogu dhigay, kadibna uu go’aano iska horjeeda qaatay, waxaana dhacay bannaabaxyo lagu dalbaday inuu is casilo oo keenay in xilka laga qaado.

    Gavin Williamson wuxuu Soomaaliya yimid sanadkii 2019, isagoo magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Somaliland, halkaasoo uu ka bilowday xiriirka labada dhinac oo wararka qar ay sheegayaan inuu kharash ku helay ololaha uu aqoonsiga ugu raadinayo Somaliland.

    Gavin Williamson Somalia Somaliland UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article5 Xildhibaan oo lagu doortay Baydhaba (Akhriso Magacyadooda iyo sida ay kusoo baxeen)
    Next Article Maxay ka wadahadleen Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo Musharax Prof. Jawaari..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo