Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Bayaankii Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Cammaan oo Soomaaliya lagu bah-dilay [Akhriso Qodobkii Soomaaliya]

    Bayaankii Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Cammaan oo Soomaaliya lagu bah-dilay [Akhriso Qodobkii Soomaaliya]

    March 31, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Bayaankii laga soo saaray shirkii Jaamacada Carabta ayaa noqday kii ugu xumaa ee Arrimaha Soomaaliya laga soo saaro muddooyinkan.

    Bayaanka Cammaan ee kasoo baxay shir madaxeedkii Dalalka Carabta ee 29-kii Maarso ka dhacay dalka Jordan ayaa waxaa ka soo baxay qoddobo ka kooban 15 qodob, iyadoo Soomaaliya lagu soo qaatay qodobka 11-aad, laguna sheegay hal jumlad oo qura.

    Bayaanka Cammaan ee Jaamacadda Carabta waxay qoddobadda laga soo saaray u kala horeeyeen sida soo socota:

    1 – Arrinta Falastiin

    2 – Xaaladda Suuriya

    3 – Arrinta Ciraaq

    4 – Xaaladda Yeman

    5 – Xaaladda Liibiya

    6 – Mowqifka Argagixisada

    7 – Islaam-naceybka dunida

    8 – Deris wanaagga xiriirka dalalka deriska

    9 – Jasiiradaha Imaaraadka ee Iiraan heysato

    10 – Xaalada Soomaaliya

    Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeedinaya shir madaxeedkii Jaamacada Carabta

    Wuxuu bayaankan soo baxay iyadoo Soomaaliya kala bar ay dadkeedu qarka u saaran yihiin gaajo, isla markaana madaxweynaha Soomaaliya ee shirka ka qeyb galay uu dalbaday gargaar.

    Arrintan waxay su’aal kale dul saareysaa carabnimada Soomaaliya ee muranku ka taagnaa iyo faa’iidada ka sii mid ahaanshaha ururkan oo aanu liiska ugu jirin dalkan Geeska Afrika ku yaala ee dunida ka haray.

    Madaxweyne cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeybgalay shirkan wuxuu khudbadiisa ku jeediyay Luqada Ingiriiska, taasoo sii caddeyneysa farrqiga u dhaxeeya dalalka Carabta iyo Soomaaliya.

    HOOS KA AKHIRSO JUMLADII SOOMAALIYA LAGA QORAY

    BAYAANKA OO DHAN HALKAN K AKHRISO

    Wadani.com

     

    Arab summit Jaamacadda carabta Madaxweyne Farmaajo Soomaaliya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomaliland iyo Khaatumo oo ia-afgarad ka kooban 8 Qodob kala saxiixday [Akhriso]
    Next Article Ciidamada Itoobiya ee Baardheere oo xayiraad ku soo rogay milateriga Soomaaliya [Qeylo-dhaan]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo