Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Beelaha Harti ee Somaliland oo ka hor yimid Go’aanadii Guddoomiya Jawaari [Akhri Qoraal]

    Beelaha Harti ee Somaliland oo ka hor yimid Go’aanadii Guddoomiya Jawaari [Akhri Qoraal]

    November 19, 20163 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Siyaasiyiin iyo waxgarada ka soo jeeda Beesha Harti ee degta Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay diideen go’aano uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka oo ku saabsan Doorashada Somaliland.

    HOOS KA AKHRI QORAALKA

    Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 19.11.2016 shir isugu yimid Garaado, cuqaal, xildhibaanno, aqoonyahan, ganacsato iyo wakiillo ka socda ururada bulshada Harti Woqooyi oo ku sugan magaala madaxda Muqdisho. Waxay ka tashadeen sidii ay uga hortigilahhayeen gabood fal iyo duudsi uu kula kacay guddoomiyihii hore xildhibaan Maxamed Cisman Jawaari; isagoo si cad oo been abuur ah u’ Dir Waqooyi ugu wareejiyey 3 xubnood ee Aqalka Sare ee Madashu noo qoondaysay.

    Sida la wada ogyahay waxay Madasha Qaranku u qoondaysey gobollada woqooyi ee dalka 11 xubnood oo u metala Aqalka Sare.  Waxaa kale oo Madashu isku raacday in doorashada Barlamaanka  beelaha deggan Somaliland ay yeelato hannaan u gaar ah isla markaana waxay Madashu u qoondaysay degaannada Sool, Bariga Sanaag iyo  degmada Buhoodle saddex kursi sida ku cad war-murtiyeedka shirkii  Madasha Hoggaanka Qarnka ee 2-9 August 2016.

    AKHRISO: Heshiis laga gaaray qaabka loo dooranayo xildhibaanada Somaliland [Qoraal rasmi ah]

    Iyadaoo la isu diyaarinayo hirgelinta hannaanka doorashooyinka u  gaarka ah Gobollada waqooyi, ayaa Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka waxaa ka soo baxay qoraal uu ku tilmaamay hab-raac doorashada Aqalka Sare ee gobollada Waqooyi laakiin uu ku soo saaray go’aammo uu keli ku yahay oo aan Madashu la qabin, sida ay qoraal iyo Afba ugu caddeeyeen Xubnihii Madashu dhammaantood. Sidaa darteed Beelaha dega gobollada Sool, Sanag Bari iyo degmada Buhoodle, waxay si buuxda  uga soo horjeedaan go’aamadaas sababaha soo socda awgood.

    1. Guddoomiyihii ee Barlamaanku wuxu si cad meesha uga saaray qoondadii degaannada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle in ay xubno ku yeeshaan Aqalka Sare sida ka muuqata dhismaha Guddiga Fulinta, iyo habraaca doorashada Aqalka Sare oo uu ku saleeyey 4.5 isaga oo si cad u’ baalmaray in xubnaha Aqalka Sare lagu saleeyo maamul goboleedyo.
    2. Guddoomiyaha Barlamaanku wuxu 10kii bishan Nofember magcaabay  7 xubnood guddiga Fulinta doorashooyinka dadban ee 2016 oo beel keliya ah wuxuna si cad uga reebay gobolka Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle.
    3. Guddoomiyihii Baarlamaanku wuxu duubabka soo dooranaya ergooyinka doorashada ku koobay beel keli ah isaga oo si cad uga reebay saxiixayaasha ka soo jeeda Sool, Bariga Sanaag  iyo Buuhoodle oo qaarkood joogaan magaalada.
    4. Guddoomiyuhu wuxuu si cad u baalmaray heshiiskii ahaa in Aqalka sare loo qaybsaday Maamulo iyo Degaan, isagoo u dhigay in beel gaar ahi qaadato iyo in uu ka tegey beelihii Harti woqooyi oo kala bar dega Gobollada Woqooyiga.

    Nooma suura-gelin guddomiye Maxamed Cisman Jawaari kala hadalno arrimahan isaga oo sidii caadadiisa ahayd,  dalka ka  dhoofay markuu go’aankan beenta ah soo saaray kuna faafiyey website-yada

    Maadaama Guddoomiyahu  ka tallaabsaday sharciyaddii habraaca oo ay ahayd waxkastoo laga beddelayo heshiiska in ay madashu u wada dhan tahay, uuna si cad u marin habaabiyey Hannaankii doorashada , waxanu Madasha  Hoggaanka Qaranka, Guddiga Doorashooyinka iyo Beesha caalamkaba ka cosaneynaa iney noo diyaariyaan sidii aannu u dooran lahayn 3dii Kursi ee loo qoondeeyey degaannada Sool, Sanaag Bari iyo Degmada Buuhoodle.

    WA BILLAAHI TOWFIIQ

    Dir Waqooyi Doorashada 2016 Harti Waqooyi Jawaari Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR CUSUB: Shariif Xasan Xildhibaan caan ka ah Beesha Ogaadeen u soo sharxaya Guddoomiye Baarlamaan
    Next Article DHAGEYSO: Hanti dhowrka Guud oo shaaciyay Kuraas si Sharci darro lagu doortay & Musuqa Doorashada 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo