Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Beelaha Hawiye oo bilaabay ololaha xilka Ra’iisal Wasaaraha & Wararkii ugu danbeeyay

    Beelaha Hawiye oo bilaabay ololaha xilka Ra’iisal Wasaaraha & Wararkii ugu danbeeyay

    February 10, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    24 saacadoo kadib doorashadii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waxaa si degdeg u bilowday ololaha loogu jiro xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

    Xilkan oo ah mid uu awoodeeda leeyahay madaxweynaha inuu magacaabo waxaa awood qeybsi ahaan hadda u sheegay beesha Hawiye kadib markii Maxamed C/llaahi Farmaajo ku guuleystay xilka madaxweynaha.

    Odayaal iyo waxgarad ka socda beesha Habargidir ayaa ugu horeeyay oo kulan ay la qaateen madaxweyne Farmaajo uga dalbaday inuu shaqsi ka soo jeeda beeshood u magacaabo xilka Wasiirka koowaad ee dalka, iyagoo sabab uga dhigay arrimo badan oo isbedelka dalka ka dhacay ka mid yahay iyo xiriirka u dhaxeeya beesha uu madaxweynaha kasoo jeed iyo beeshooda.

    Dhinaca kale Beesha Muddoolood ayaa iyana wada olole ay ku dooneyso in qof beeshaasi ka soo jeeda loo magacaabo xilkan, waxaana socda shirar ku saabsan arrintan oo ku saabsan sidii xilkaasi dhinacooda u mari lahaa.

    Beesha kale ee Murusade ayaa iyaduna markii ugu horeysay soo bandhigtay damaceeda ku saabsan in qof kasoo jeeda beeshan uu helo xilka Ra’iisal wasaaraha, waxaana jira musharixiin ka soo jeeda beeshasi oo dadaal cusub bilaabay.

    Waxaa la aaminsan yahay in xilka WASIIRKA KOOWAAD uu yahay arrinta ugu culus ee hor taala madaxweyne Farmaajo iyadoo qofka loo magacaabo uu noqon karo furaha guusha ama fashilka dowladda Farmaajo.

    Wadani.com

    Beelaha Hawiye Ra'iisal wasaaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKulan uu Madaxweyne Farmaajo ugu yeeray xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka oo la joojiyay
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaara la yeeshay Arrime-fuliyaha dowladda Qatar ee Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo