Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Beelo ku dagaalamay degmada Warsheekh oo shir nabadeed uga furmay Magaalada Jowhar

    Beelo ku dagaalamay degmada Warsheekh oo shir nabadeed uga furmay Magaalada Jowhar

    August 25, 2015Updated:August 26, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan lagu heshiisiinayo labo beelood oo dhowaan ku dagaalamay deegaano ka tirsan degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, iyadoo uu marti gelinayo maamulka Gobolka Sh/dhexe.

    Waxaa kulanka goobjoog ka ahaa guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen, Xildhibaan Qaasin Cali Nuur, Malaaq Cali Malaaq Colow, nabadoono, samadoono iyo waxgarad ka soo jeeda degmooyinka Balcad iyo Warsheekh ee dagaalku dhex maray.

    Kulanka nabadeed waxaa  ka hadlay Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe oo ku baaqay in waxgaradka beelaha labada dhinac in ay si cadaalad ku jirto ay u xaliyaan khilaafkooda, maamulka gobolkana uu diyaar la yahay wax walba oo ay u baahan yihiin.

    Malaaq Cali Malaaq Coloow oo ah Malaaqa Xamar iyo Xamar daye oo madasha ka hadlay ayaa ka codsaday nabadoonada labada beel inay xaliyaan khilaafkooda isagoo qudbadiisa ku soo qaatay aayado qur’aan oo ka digayaa in si macno darro ah loo daadiyo dhiigga dadka muslimiinta ah.

    Xildhibaan Qaasim Cali Nuur ayaa sheegay in dadaalka oo dhan ay isugu geynayaan sidii xal loogu heli lahaa in la dhameeyo colaada dadka walaalaha ah ee soo noqnoqotay, isla markaana xal waara loogu heli lahaa dhibaatada.

    shir dib uhesh (10)

    shir dib uhesh (9)

    shir dib uhesh (8)

    shir dib uhesh (7)

    shir dib uhesh (6)

    shir dib uhesh (5)

    shir dib uhesh (4)

    shir dib uhesh (3)

    Isha: Banadir.net

    Jowhar Warsheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Howlgal Muqdisho ka dhacay oo lagu soo qabtay koox lagu tuhunsan yahay Alshabaab
    Next Article Weriye caan ah oo loo magacaabay Af-hayeenka Maamulka Galmudug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo