Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Beesha Caalamka oo fara-gelisay Shirka Dhuusamareb & Madaxda Puntland & Jubbaland oo ka qeybgalaya

    Beesha Caalamka oo fara-gelisay Shirka Dhuusamareb & Madaxda Puntland & Jubbaland oo ka qeybgalaya

    August 20, 2020Updated:August 20, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in horumar laga gaaray waanwana ay beesha caalamka ka dhex waday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ka maqan shirka Dhuusamareeb.

    Beesha caalamka ayaa madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ku qancisay inay ka qeyb galaan shirka Dhuusamreeb 3, isla markaana ay damaanad qaad ka bixineyso fulinta heshiiska lagu gaaro shirka, halka Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda ku sugan Dhuusamareeb lagu qanciyey in shirka dib loo dhigo oo ilaa sabtida la gaarsiiyo.

    Waxaa hadda rajo laga qabaa in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay tegi doonaan magaalada Dhuusamareeb Jimcaha iyo Sabtida, waxaana xiriir khadka telefoonka ah dhexmaray madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo madaxweynayasha Puntland iyo Jubbaland.

    Puntland iyo Jubbaland ayaa qeyb ahaan helay dalabkoodii ahaa inay beesha caalamka ku lug yeelato shirka si loo damaanad qaado fulinta heshiiska lagu gaaro, waxaana arrimaha kale ee ay ka cabanayaan dib loogu dhigay marka shirku furmo oo ay ka wada qeyb galaan.

    Madaxweyne Farmaajo ayaanay dan ugu jirin dib u dhaca shirka, wuxuuna si weyn ugu ololeynayay inuu magaalada Dhuusamareeb ka duulo Berri oo Khamiis ah, isagoo wata heshiis, kadiba ku dhawaaqo ra’iisal wasaaraha cusub.

    Qorshaha Madaxweyne Framaajo ayaa jug weyn kasoo gaartay war-saxaafadeedkii maanta kasoo baxay Beesha Caalamka oo meesha looga saaray go’aan ay doorashada dalka ka qaataan qeyb ka mida madaxda dalka.

    Axmed Madoobe Beesha caalamka Doorashada Shirka Dhuusamareeb Siciid C/llaahi Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShaqo joojin lagu sameeyay Taliyihii Booliska degmada C/casiis iyo Askartii koontaroollada oo la xiray
    Next Article Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada oo dalka la eryay wakiilkii Hay’adda CARE International ee Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo