Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Beesha Caalamka oo lagula taliyey inay farageliso khilaafka Farmaajo iyo Rooble (Akhriso Digniin Culus..)

    Beesha Caalamka oo lagula taliyey inay farageliso khilaafka Farmaajo iyo Rooble (Akhriso Digniin Culus..)

    September 15, 2021Updated:September 15, 20213 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adda ka faalloota xasaradaha Caalamka ee International Crisis Group ayaa warbixin ay kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha kusoo jeedisay tallaabooyin xaaladda lagu qaboojin karo.

    Warbixinta ICG ayaa lagu sheegay in madaxda Soomaalida ay mar kale ku ciyaarayaan ‘DAB’, isla markaana, waxay ka digtay inuu muranka siyaasadeed xilli kasta isu bedeli karo dagaal suidii dhacday Bishii April 2021 markii uu muddo kororsiga sameystay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Warbixinta Hay’adda ICG ayaa lagu faahfaahiyey dhacdooyinka khilaafka u dhaceeyay Farmaajo iyo Ra’iisal wasare Maxamed Xuseen Rooble, iyo xaaladihii uu soo maray, waxayna soo xigtay qof ku dhow Rooble oo u sheegay in xiriirka Farmaajo iyo Rooble uu gaaray heer aan soo noqod lahayn.

    Waxay ka digtay in halista jirta ya tahay mid aad u saraysa, ayna muuqato inuu dalku galo rabshado, xilli ay labada nin ee Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha wadaan dagaalkooda siyaasadeed ee mid waliba doonayo inuu kan kale ku wiiqo, dagaalkuna yahay mid la filayo inuu dhaco.

    Hay’adda Caalamiga ah ee Xasaradaha Adduunka waxay waxay ka digtay tallaabo ay qaadi karaan kooxda Farmaajo oo ah inuu Farmaajo saaxiibkiis Guddoomiyaha Aqalka Hoose, Maxamed Mursal Cabdirhaman ka dalbado inuu dhaqaajiyo mooshinka xil ka qaadista Rooble. Waxayna ka digtay tallaabo kasta oo xilka looga qaadayo Rooble ay noqon doonto mid aad loogu murmo, oo shaciyadeeda la duro, siina hurisa xaaladda.

    Kiiska Ikraan ayey ICG sheegtay in si weyn loo rumeysan yahay inay xog ka heysay askarta tababarka loogu diray dalka Eritrea. “Waxa laga yaaba in sarkaalad Ikraan ay rabtay inay shaaca ka qaado ama fashiliso xog ku saabsan arrinta muranka badan dhalisay ee ciidamada Soomaalida ee tobabarka Eritrea loogu geeyay.”

    Hay’adda waxay soo jeediysay tallooyinka soo socda:

    – Labada dhinacba waa inay tallaabo ka soo laabtaan xaaladda halista ah, waana ka shaqeeyaan sidii loo soo afjari lahaa doorashooyinkii mudada dheer qaatay.

    – Madaxweyne Farmaajo iyo xulafadiisa waa inay ka fogaadaan dadaal kasta oo lagu ridayo ra’iisul wasaaraha si aysan u carqaladeyn socodsiinta Doorashada.

    – Farmaajo waa inuu fuliyaa ballanqaadkiisii ​​hore ee ahaa inuu ixtiraamo xilka Amniga ee uu ku wareejiyay Ra’iisul wasaaraha ee maaraynta Doorashada.

    -Farmaajo waa inuu aqbalaa ra’iisul wasaaraha inuu u magacaabo ,maamulka Hay’adda NISA, isla markaana uu joojiyo ka hortago tallaabooyinka uu qaadayo Ra’iisal wasaaraha.

    -Rooble, isna waa inuu hore ugu socdaa Doorashada, isla markaana uu siiyaa ahmiyada ugu weyn.

    -Beesha Caalamka waa inay si miisaan leh ugu diyaar garoobaan xaaladda oo ay qaadaan tallaabooyin lagu shaacinayo kuwa u dhaqma sidii qaswadayaasha, looguna hanjabo cunaqabateyn ay ka mid yihiin xayiraad socdaal ama hanti.

    -Kiiska Ikraan iyo baaritaanka uu horkacayo xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida waa inuu sii socdaa oo aan la hor istaagin. Waa in lasoo bandhigaa wixii ka soo baxa, si loola xisaabtamo kuwa masuulka ka ah.

    Farmaajo ICG International Crisis Group Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxkamadda Ciidamada oo xukuntay Laba Nin oo magaca Alshabaab ku geysan jiray Afduub iyo Baad ay…
    Next Article Agaasimaha Hay’adda NISA Jen. Bashiir Goobe oo magacaabay Taliyaha NISA ee G/Banaadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo