Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Beesha caalamka oo shaki gelisay Sharcinimada dowladda cusub ee Soomaaliya [Akhri Qoraal culus]

    Beesha caalamka oo shaki gelisay Sharcinimada dowladda cusub ee Soomaaliya [Akhri Qoraal culus]

    December 21, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qoraal ka soo baxay Beesha caalamka ayaa si cad loogu sheegay in shaki weyn geli doono haddii aan tallaabo laga qaadin xildhibaanada sharci darrada ku soo baxay ee ku jira liiska xildhibaanada.

    Qoraalka oo wakiilka Q/Midoobay Micheal Keating ayaa si kulul ula hadlay madaxa Madasha Qaran, waxaana digniin cad loogu diray madaxda Soomaalida in haddii aanay tallaabo ka qaadin xubnaha kuraastooda la laalay iyo kuwa falalka awooda iyo musuqa ku soo galay Baarlamaanka ay baarlamaanka cusub ka dhigi doono mid sharcinimadiisa  shaki gelisa, isla markaana mugdi gelin doonta guud ahaan nidaamka doorashada.

    Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay heshay cabashooyin badan oo aan wax jawaab ah laga helin Guddiga xalinta khilaafaadka, ayna jiro warbixin la’aan ku saabsan go’aanka ay Guddiga ku laaleen kuraasta qaarkeed.

    “Hufnaanta, isla xisaabtanka iyo  waxgalnimada Guddiga dartoodBeesha caalamka waxay ugu yeereysaa Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada inuu soo bandhigo cabashooyinka, sidii go’aanka looga gaaray. Waxaan kaloo ugu baaqeynaa Madasha Qaran ee dhistay Guddiga inay qaadato mas’uuliyadeeda ilaalinta sharciyadda nidaamka doorashada ayna la shaqeyso guddiga si loo hubiyo in go’aan ka qaadashada kiisaska xadgudubka ah ee doorashada ka dhacay..” ayaa lagu yiri qoraalka Beesha Caalamka.

    Beesha caalamka ayaa si cad u sheegtay qoraalka haddii Madasha Qaran ku fashilanto inay tallaabo ka qaadaan falalka xadgudubka ah ee ka dhacay doorashada inay dhaawac gaarsiin doonto dowladda ka soo baxda Baarlamaanka sidaasi lagu doortay, ayna saameyn ku yeelan doonto xiriirka caalamku la yeelanayo dowladdaasi.

    Waxaa kaloo qoraalka lagu sheegay in ogolaanshaha madaxda Madasha Qaran ay ogolaadaan inaan lala xisaabtanim dadkii sida sharci darrada ah ku soo galay baarlamaanka ay sawir xun ka bixin doonto madaxda Madasha iyo natiijada doorashooyinka 2020.

    Wadani.com

    Beesha caalamka Doorashada 2016 Guddiga Doorashada xildhibaano la laalay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Liiska xildhibaanada laba Aqal ee Baarlamaanka la ansixiyay & Beelaha ay ka soo jeedaan
    Next Article INTERNATIONAL COMMUNITY URGES NATIONAL LEADERSHIP FORUM TO UPHOLD….

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo