Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Beesha Caalamka oo Shuruud ku xirtay bixinta dhaqaalihii Doorashada iyo Guddiga Mushaar la’aan soo wajahday

    Beesha Caalamka oo Shuruud ku xirtay bixinta dhaqaalihii Doorashada iyo Guddiga Mushaar la’aan soo wajahday

    February 7, 2022Updated:February 7, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beesha caalamka ayaa laba shardi oo adag ku xirtay inay dhaqaale kale oo ay ku bixiso Doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka socda.

    Afhayeenka Guddiga Doorashada Heer Federaal Axmed Aadan Dagaal (Safiina) ayaa sheegay in qeybtii 7 Milyan oo Dollar ka mid ahayd oo ay hore u bixiyeen beesha calaamka loo adeegsaday mushaarka Guddiga oo ka kooban 120 xubnood muddo 4 bilood ah iyo Hoteelada ay ku jiraan, haddana aysan xubnaha Guddiga aysan mushaar qaadan ilaa bishii Oktobar 2021.

    “Miisaaniyadda Doorashda waxay ahayd 26 Milyan oo Dollar wax ka badan, Beesha caalamka 7 Milyan ayey ku deeqday, qeyb waxay ka imaaneysaa Lacagaha laga qaado musharixiinta iyo Qeybta xukuumadda ka imaaneysa oo loo adeegsado dhinaca Amniga..” ayuu yiri Axmed Safiina.

    Afhayeenka Guddiga FEIT Wuxuu sheegay in Beesha Caalamka ay bixintaqeyb kale oo ka mida lacagta Doorashada ku xireen shuruudo ay ka mid yihiin: In la soo saaro xildhibaannada Golaha shacabka 2/3 (Laba meelood sadddex – 184 xildhibaan) iyo la xaqiijiyo Qoondada haweenka 30%, arrimahaas oo aan weli la gaarin.

    Arrimaha kale ee Beesha calaamka ka dooneyso Guddiga Doorashada ayaa ah inay maamulka lacagta mariyaan hab xisaabeed Banki oo daah furan, si loo ogaado habka iyo cidda ay ku baxday lacagta.

    Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay soo baxeen warar sheegaya in muddo 10 maalmood ah loo qabtay xubnaha Guddiga inay uga baxaan xarun ay ka deganaayeen gudaha Xalane, dhaqaalo darro awgeed.

    Axmed Safiina Doorashada Guddiga Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia is the tribalist Humpty Dumpty that nobody has been able to put back together again
    Next Article Maxaad ka taqaan Wasiir ku xigeenka Maamula Gobolka Gedo ee aan hoos tegin Jubbaland & Xukuumadda Federaalka?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo