Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Beesha Caalamka oo War kasoo saartay xaaladda Coronavirus (Dalab loo diray Dowladda & Maamul Goboleedyada)

    Beesha Caalamka oo War kasoo saartay xaaladda Coronavirus (Dalab loo diray Dowladda & Maamul Goboleedyada)

    April 12, 2020Updated:April 12, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    The international partners
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakiilada Beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa Qoraal kasoo saaray xaaladda cudurka saf mareenka ah ee Coronavirus, iyagoo sheegay inay dowladda Soomaaliya ku bogaadinayaan dadaallada ay ku dooneyso iney ku xakameyso in cudurka COVID-19 si uusan dalka ugu baahin.

    “Waxaan ognahay in faafista viruska corona uu yahay caqabad caalami ah, waana mid ay tahay inaan dhammaanteen si wadajir ah u waajahno. Jawaabtaasi waa mid u baahan midnimo iyo in colaadda iyo rabshadaha aan meel iska dhigno,” ayaa lagu yiri qoraalka beesha caalamka oo soo xigtay baaqii ka soo baxay xogahayaha guud ee Q/Midoobay ee ku saabsanaa xabad joojin guud oo dunida ka dhacda.

    “Waxaan ugu baaqeynaa Al-Shabaab iyo kooxaha kale iney joojiyaan rabshadaha, iyo ficillada argagixinimo si loo suurtogeliyo in gargaarku uu gaaro kuwa u baahan,” ayaa lagu yiri qoraalka oo dalabkii koowaad loogu diray Alshabaab.

    Beesha caalamka ayaa ugu yeertay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu in si aan daahis lahayn ay dib u bilaabaan wadahadalkii iyo wada-shaqeyntii si danaha guud lmeel looga soo wada jeesto, loona wajaho halista Coronavirus.

    “Dhammaan hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Baaralmaanka waa unay sii wadaan howlahooda muhiimka ah, iyagoo adeegsanaya haddii loo baahdo kulanka Khadka Internet-ka..” ayaa lagu yiri qoraalka oo si toos ah ugu socday madaxda dowladda iyo maamullada dalka.

    Waxaa kaloo qoraalka Beesha caalamka loogu baaqay Mas’uuliyiinta maamullada dalka iyo milkiilayaasha dhulka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah inay joojiyaan in dadkaasi laga saaro xeryaha ay deggan tihiin xilligan uu jiro faafitaanka cudurka COVID-19.

    Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay qorshaha loo diyaariyey ka jawaabidda cudurka Coronavirus, waxaana beesha caalamka loogu baaqay inay taageero dhaqaale siiso qorshahaasi.

    Beesha caalamka Corona Virus Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxman C/shakur oo si kulul u weeraray Madaxweyne Farmajo. “Halista Corona virus waxaa la mida hoggaan xumida”
    Next Article Dhaqtarkii 2aad ee laga helay Cudurka Coronavirus oo Arrimo badan ka hadlay (Dr. Nasiim: “Ma garanayo sida aan ku qaaday)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo