Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug iyo madaxa xukuumadda maamulkaasi.
Qoraal kasoo baxay beesha reer Xaaji Saleebaan ayaa lagu sheegay in degaanada beesha uusan imaan karin Axmed Ducaale Geelle Xaaf, isla markaana ay xirteen soohdintooda, kana joojiyeen isu socod siyaasadeed iyo mid maamul inta laga gaarayo heshiis siyaasadeed qeexaya sharciyadda Galmudug.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA