Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Beesha Garxajis oo Dagaalka Laascaanood ku eedeysay Muuse Biixi, kana baxday Ergadiisii

    Beesha Garxajis oo Dagaalka Laascaanood ku eedeysay Muuse Biixi, kana baxday Ergadiisii

    February 19, 2023Updated:February 19, 20233 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beelaha Garjaxis ayaa diiday ergo ay ka noqdaan dagaalka magaalada Laascaanood iyo Baaqii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ay dusha u saartay mas’uuliyadda waxa ka dhacaya Gobolka Sool.

    Go’aanka Beesha Garxajis ayaa u qornaa sida soo scota:

    Beesha Garxjis Markii ay eegtay duruufta qallafsan ee dalku ku jiro iyo taariikhda Somaliland, markii ay deristay dastuurka dalka iyo heshiisyadii beelaha ee 1991, 1993 lyo 1997, markii ay aragtay dhacdooyinka faraha badan ee iska soo daba dhacayay shantii sanadood ee u danbaysay ee ahaa ku xadgudubka dastuurka iyo heshiisyada bulsho;

    lyada oo og dilalkii, dhaawacii iyo xadhiggii sharci-darada ahaa ee ay xukuumaddu geysatay June iyo August 2022, kana dhacay Hargeysa, Burco iyo Ceergaabo.

    lyada oo og in beesha Garxajis iyo Dhulbahante uu ka dhexeeyo deegaan aad u balaadhan iyo walaaltinimo, islamarkaana beesha Garxajis ay doonayso inay dhamaan beelaha kula noolaato nabad Markii ay ku qancaday gefafka ku-talo galka ah ay ka gaysatay xukuumaddu magaalada Laascaanood, Waxa ay soo saartay go’aankan

    1. Waxa ay si xoog leh u canbaaraynaysaa dagaalka ka socda Laascaanood iyo dilka shacabka aan hubaysnayn;

    2. Waxa leh masuuliyadda waxa ka dhacay Laascaanood xukuumadda Muuse Biixi Cabdi.

    3. Beesha Garxajis waxa ay go’aansatay in aan ay ka qaybgelin kana mid ahayn ergada uu sheegay Muuse Biixi inuu u dirayo Laascaanood sababta oo ah ma qaadi karno kalsoonida inuu aqbalayo go’aamada ay ergadu gaadho annaga oo ku xisaabtamayna dhaqankii hore looga bartay; iyo in magaalada Laascaanood ay ka socoto xabad co aanu jirin jawi nabadeed oo lagu wada hadli karo.

    4. Waxa aannu tacsi u diraynaa dadkii ku dhintay Laascaanood ehelkooda iyo qaraabadooda.

    5. Go’aankani waa mawqifka rasmiga ah ee beesha Garxajis mana jirto cid kale oo ku hadli karta magaca iyo afka reerka ama kaga qaybgeli karta shir magaca iyo afka reerka.

    Talo soo jeedin Beeshu waxa ay soo jeedinaysa oo ay xal u aragtaa:

    1. In si run ah loo joojiyo xabadda;

    2. In ciidamada la kala fogeeyo oo la geeyo meel aan xabaddu iska gaadhi karin si xabad joojintu u hirgasho.

    3. In la joojiyo hadalada xanafta leh ee wax kala fogayn kara.

    4. Xukuumaddu waa inay ciidankeeda gayso meel aan xabaddu iska soo gaadhi karin islamarkaana waa inay si dhab ah u xakamayso ciidankeeda si xabad joojintu u hirgasho.

    5. Garaadada, gudida, culimada iyo waxgaradka beesha Dhulbahante waxa aannu ugu baaqaynaa inay qayb ka qaataan fullinta xabad joojinta iyaga oo ka qaadanaya doorka kaga beegan ee ah xakamaynta ciidanka. 6. In aan wax caqabad ah lagu samayn kaalmada banii’aadantinimo ee la gaadhsiinayo shacabka ku baro-kacay dagaalka sokeeyo iyo dadka dhaawcu soo gaaray.

    Dhulhabante Garxajis Muuse Biixi Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNin Bistoolad ku hubeysnaa oo lagu toogtay Muqdisho iyo Faahfaahin laga helay
    Next Article Sarkaal 63 jir Milateri ah oo lagu helay La-shaqeynta Alshabaab iyo xukun lagu riday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo