Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Beesha Sheekh Cali Dheere oo diiday Natiijada Baarista Dilkiisa ee Guddigii Dowladda Federaalka magacawday

    Beesha Sheekh Cali Dheere oo diiday Natiijada Baarista Dilkiisa ee Guddigii Dowladda Federaalka magacawday

    June 24, 2021Updated:June 24, 20211 Min Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beesha uu kasoo jeedo Sheekh Cali Maxamed Faarax (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hor yimid natiijada baaristii dilka Sheekha oo uu shaaciyey xeer ilaaliye ku-xigeenka Maxkamadda ciidamada Qalaba sida.

    Shir ay Beesha Sacad ku yeelatay magaalada Muqdisho ayaa lagu cambaareeyay warkii uu shaaciyey xeer ilaaliye ku xigeenka Ciidamada Milateriga, oo la sheegay inuu ahaa mid khilaafsan natiijada kasoo baxday baaritaanka, isla markaana uu keligii sheegay war aan sax ahayn, iyagoo dalbaday in Guddi cusub loo saaro arrintaasi oo aan fito laga shaqeyn.

    Waxgaradka, Odayaasha iyo Culimada ehelka Sheekh Cali Dheere oo lagu dilay degaan u dhaxeeya Gaalkacyo iyo Goldogob ayaa lagu dalbaday arrimaga soo socda:

    1- In Guddigii Baarista aysan howshiisu ahayn xaqiiqo ah oo aan dhameysirneyn.

    2- In Baarista Meel soke laga soo celiyay, iyadoo aan la baarin Dadkii ay ahayd in la baaro

    3- In dib loogu noqdo baarista oo Guddi cusub oo madax bannaan loo magacaabo.

    Waxay ugu baaqeen madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) inuu xaaladda soo farageliyo, waxayna Ra’iisal wasaare Rooble ka dalbadeen inuu arrintan gacan ka geysto.

    Baarista Beesha Sacad Dilka Sheekh Cali Dheere Gaalkacyo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleJabhadda Tigray oo Dagaallo rogaal celis ah qaaday iyo Itoobiya oo Cirka ka duqeysay Suuq u dhow Makelle
    Next Article Askar fara badan oo Ciidamada Kenya uga dhintay Diyaarad Milateri oo dhacday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo