Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Beesha Shiikhaaleed oo Madaxweyne Farmaajo ka dalbatey in loo Magacaabo Ra’iisul Wasaare

    Beesha Shiikhaaleed oo Madaxweyne Farmaajo ka dalbatey in loo Magacaabo Ra’iisul Wasaare

    February 17, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beesha Sheekhaal oo ka mida beelaha Soomaaliyeed ayaa dalab culus u dirtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Bahweynta Shiikhaaleed ayna ka qayb galeen Odoyaasha Dhaqanka, Aqoonyahanada, Waxgaradka, oo ujeedkiisu ahaa sidii Loo Xoojin lahaa Midnimada Beesha Shiikhaaleed, Xaquuqda Siyaasadeed ayaa la isku raacay inay Beesha Mudan tahay kuna leedahay dhamaan Maamulada Dalka ka jira sida Maamul Goboleedyada iyo kuwa Federaalka ah.

    Ugu Horeyn Xubnihii kulanka Hadley Suldaan Nuur Xaaji Cabduqaadir, Suldaan Maxamed Suldaan Muuse , Suldaan Xasan Xaaji Guul wade, Ugaas Cabduqaadir Yuusuf Gobayaa, Ugaas Axmed Shiikh Abiikar, Suldaan Axmed Maxamed (Lixle) Col Cumar Xaaji Ibraahim Gaagaale , Malaaq Xasan Shiikh , Suldaan Maxamed Cumar , Nabdoon Shiikh Axmed Shiikh Maxamed Badawi, Nabadoon Maxamed Cali Maxamed , Nabdoon Maxamed Yuusuf Xasan waxayna Dhamaantood hoosta ka Xariiqeen in ay Muhiim Tahay Midnimada Beesha islamarkaan ay waajib tahay in Beesha ay hesho Dhamaan Xaquuqaha Aas-saasiga ee ay Beesha ku leedahay Dowladnimada.
    “Beessha Shiikhaaleed waxay Dowlda uu Hogaaminaya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ka dalbaneysaa in uu soo Magacaabo Shaqsi ka socda Beesha Shiikhaaleed Xilka Raiisul Wasaaraha maadaama ay beesha u aragto in ay mudan tahay in iyaga laga soo magacaabo Xiligaan “ ayey yiraahdeen Xubnhaas oo sheegey in Beesha Xilgaan la joogo ay u aragato Xilkaas dad ka bixi kara islamrkaana ay Xaq u leedahay Hogaamintaas .

    “La shaqeynta Dowlada Cusub ee Federaalka wax kasto oo ay ku jirto Dan, Diinta, dadka iyo dalka Diyaar baan u nahay, sidoo kale beesha waxay Ilaah ka baryeen in Abaarta iyo Colaada ka dulqaado ayna Badiyaan Baryada Ilaahey , iyagana ay is Caawiyaan.. “ ayey ku soo Gabgabeeyey Baaqii ay sida Wadajirka ah u soo saareen Beesha Shiikhaaleed

    Wadani.com

    Beesha Sheekhaal Madaxweyne Farmaajo Ra'iisal wasaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo markii ugu horeysay ka hadashay xil la wareegista Madaxweyne Farmaajo
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo laba arrin kala mid noqday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo