Beesha Waceysle ayaa ku dhawaaqday inay ka baxday Maamulka Galmudug, kadib markii shir uga socday Muqdisho ay go’aansatay inay gaarto go’aankaasi.
Beesha ayaa sheegtay inuusan u cuntamin qaabka loo maamulay heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug, isla markaana aysan aqbali karin waxa ka dhacay magaalada Dhuusameeb.
HOOS KA DAAWO

![Beesha Waceysle oo ku dhawaaqday inay ka baxday Maamulka Galmudug [Daawo Go’aan culus]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/04/Waceysle.jpg)