Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Boolis Af-duuban oo la dhigay Wadooyinka Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay Bannaanbixii…

    Boolis Af-duuban oo la dhigay Wadooyinka Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay Bannaanbixii…

    April 18, 2019Updated:April 18, 20191 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay degan tahay xaaladda caasimadda oo maanta la sheegay inay dhacayaan banaanbaxyo looga horjeedo madaxweynaha Soomaaliya.

    Waxaa saaka wadooyinka magaalada Muqdisho lagu arkay ciidamo booliis nooc cuusb ah oo afku u duuban yahay oo si weyn u hubeysan si ay uga hortagaan bannaanbaxa oo dowladu sheegtay inuu yahay mid rabshado wata oo khalkhal lagu gelinayo amniga.

    Lama oga cidda soo abaabushay banaannbaxa iyo xaqiiqadiida jiritaankiisa, lakiin waxaa abaabulkiisu ka socday baraha bulshada, waxaase madaxda dowladda ay cabsi weyn ka muujiyeen arrintan, iyadoo warbaahinta dowladda ay ka hadleen dad isugu jira culimo, siyaasiyiin iyo saraakiisha ciidamada oo ka digaya bannaanbaxa.

    Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa dadka uga digay banaanbaxa la sheegay inuu ka dhacayo magaalada Muqdisho, waxaan sidoo kale hadaly culimo siyaasiyiin si weyn u taageera dowladda oo mamnuucay bannaanbaxaasi.

    Wararkii ugu danbeeyay ee Muqdisho ayaa sheegay in xaaladda ay degan tahay iyadoo aan weli la arag isu soo baxyadii laga digay, iyadoo ciidamo fara badan lagu arkayo wadooyinka.

    Dadka qaar ayaa baraha bulshada ka wada bannaanbax, iyagoo si toos ah u baahinaya bannaanbixii Sabtidii hore ka bilowday isgoyska Howlwadaag oo ay ka dhigayaan inuu xilligan socdo oo kale.

    Bannaanbax Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxman C/shakur: “Waa xaq Dastuuri ah in Shacabka Muqdisho isku-soo bax nabadeed ku cabiraan dareenkooda.”
    Next Article Madaxweynihii Degaanka Orromada oo loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo