Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Boqor Buurmadow iyo Cabdi Xaashi oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Doorashadii Golaha Shacabka

    Boqor Buurmadow iyo Cabdi Xaashi oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Doorashadii Golaha Shacabka

    January 21, 2022Updated:January 21, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya ee lagu sameeyo been abuurka

    Boqor Cusmaan Aw-maxamuud Buurmadow, Guddoomye Cabdi Xaashi C/llaahi iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Somaliland ayaa shaaciyey inay ka baxeen Doorashadii Golaha shacabka, kadib markii ay sheegeen inuu Ra’iisal wasaaraha la wareegay hannaanklii doorashada.

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayey ku eedeeyeen inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya lagu sameeyo been abuurka, isla markaana awoodihii oo dhan inuu kala wareegay Odayaashii dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Beeshooda.

    Boqor Buurmadow ayaa shaaciyey inaysan waxba kala socon kuraaska xilligan lasoo dheejiyey, oo kaliya uu ogyahay guddoomiyaha Guddiga SEIT ee Somaliland , kaasoooo uu kaxeystay Ra’iisal wasaraha, sida uu yiri..

    “Waxaan u caddeyneynaa cid waliba inaan doorashadii faraha kala baxnay inuu maamulanayo Ra’iisal wasaaraha.. Waxaa ku gedaaman afar reerkiisa ah ee Habargidir. Cid kasta waan uga ergoonay, sida beeshiiisa, waxna weyn ka qaban waayeen.. Doorashadii halkaas ayaanu ku joojiney waxa halkaasi kasoo baxana waa xaaraan, mana aqabaleyno, mana qaadaneyno..” ayuu yiri Boqor Buurmadow.

    Wuxuu ugu baaqay Beesha caalamka iyo madaxda kale inay ghacanta qabtaan Ra’iisal wasaaraha oo ah sida uu yiri Nin aan khibrad maamul dowladeed lahayn.

    Sidoo kale Cabdi Xaashi iyo Senator Cabdi Ismacil Samatar ayaa ku baaqay in la joojiyo doorashada kuraasta Somaliland, iyagoo Ra’iisal wasare Rooble ku tilmaamay inuu ka darran yahay Farmaajo.

    Buurmadow Doorashada Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadal looga horjeedo Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho
    Next Article Prof. Cabdi Ismaciil: “Rooble wuxuu noqday Omicron Covid-19 oo ka darran Covid-kii Farmaajo..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo