Browsing: BREAKING NEWS
Qarax labaad ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib qarax xoog leh oo gigilay caasimadda daqiiqado ka hor.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax culus goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mark Pompeo oo shir jaraa’id qabtay goor dhoweyd ayaa dalka Iiraan ku eedeeyay inay ka danbeysay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykankan ay kulan degdega isugu yeertay Golaha Ammaanka Q/Midoobay.
Dhawaqa madaafiic culus ayaa saaka laga maqlayaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka ku dhow xerada Xalane iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay degaanka kala-beyr ee duleedka magaalada Beledweyne, Xarunta Gobolka Hiiraan.
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta June ay ku beegan tahay maalinta…
Iyadoo dowlado badan oo dunida muslimka looga dhawaaqay in maalinta Berri ay tahay ciidul fitri ayaa dalka Kenya oo Soomaali…
Bayaan goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul…
Inta badan dalalka Aasiya ayaa ku dhawaaqay inay waayeen Bishii Shawaal oo maqribnimadii caawa laga baadi goobayay dalalka islaamka oo…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amartay in xabsiga lagu soo hayo weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warnaahita Goobjoog ee…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Boqortooyada Sacuudiga, kadib wareegto kasoo…
Wariye ka tirsan warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka la xiray, kadib markii ay wasaaradda Waxbarashada dacwad ka gudbisey.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoog leh oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Taallada Daljirka…
Qarax aaad u culus oo gilgilay inta badan caasimadda Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharcigii Batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ay u gudbisay.
Booliska ayaa sheegay in la qabtay qofkii waday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo Caawa ku qarxay magaalada Muqdisho,…
Qarax ayaa Caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Muna oo u dhow Beerta Nabadda, waxaana wararkii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen arday rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari yar oo nooca raaxada ah uu ku qarxay isgoyska Shaqaalaha ee…
