Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay toogasho ku dileen nin hubeysan oo dhaawacay askari ka…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay qof ku eedeysan inuu ka dambeeyay in la faafiyo…
Afhayeenka ciidamada Yeman ee kooxda Xuuthiyiinta ayaa goor dhoweyd war kasoo saaray weerar ay diyaaradaha is-wada ee Drone-ka saaka ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Arday ka horjeeda Go’aankii Wasiir Goodax oo Bannaanbaxyo ka bilaabay Magaalada Muqdisho.. [Sawirro]
Ardayda Dugsiyada Sare ee ka qeyb galay imtixaankii la joojiyey ee dowladda Soomaaliya ayaa bannanbaxyo waaweyn ka bilaabay magaalada Muqdisho,…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay imtixaankii Shahaadigii Dugsiyada sare ee sanad-dugsiyeedka 2018-2010, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi…
Alshabaab aya asheegtay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay duleedka degmada Balcad, Gobolka Sh/Dhexe ay ku dishay saraakiil sare…
Dalka Indonesia ayaa ku dhawaaqay in la arkay bishi Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyada, isla markaana dalkaasi laga soomi doono…
Qeybta Garsoorka ururka Alshabaab ayaa go’aan kasoo saaray Caawa xilliga ay ku beegan tahay bisha Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyadda.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta gaarey Garoowe, isagoo ka mida madaxda ka qeyb galeysa…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo ka socda xarunta Madaxtooyada ayaa lagu ansixiyey Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg Wasiir ugu magacaabay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, kadib markii uu…
Wasiirkii Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey Golaha Wasiirada xukuuamdda…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanka Bariire opo hore ciidamada dowladda qasaare…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil ah ku riday saddex ka mida dadkii lagu soo eedeeyay dilkii iyo gubistii Marxuum…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd dil ku xukuntay Saddex qof oo ka mida dadkii lagu soo eedeeyay inay ka…
Mida ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegtay war ku saabsan in Madaxweynaha Soomaaliya uu aqbalay in la bedelo Ra’iisal…
Shir aan caadi ahayn oo degdeg ah ayaa maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan…
Wararak laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) uu ka badbaaday qaraxa lala…
Warraka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada, iyadoo gaari uu ku qarxay halkaasi.
