Browsing: BREAKING NEWS
Gaari ayaa ku qarxay magaalada Muqdisho, kadib markii lagu xiray waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo gawaarida, waxaana qaraxa oo dhacay…
Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya kiis la yaab leh oo Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay isbitaalka SOS ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay degan tahay xaaladda caasimadda oo maanta la sheegay inay dhacayaan banaanbaxyo looga…
Weerar aan hore loo arag ayaa caawa lagu qaaday Qoys degan xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, iyadoo dad shacab ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay maqaayad ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay 7 qof oo ku eedeysan kiiskii dilka naxdinta lahaa ee magaalada Muqdisho loogu…
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay xaruntooda magaalada Muqdisho, kadib muddo 2 saacadood ah oo la sugayey inuu…
Ciidamada Booliska iyo nin ku hubeysan Bambooyin ayaa dagaal caawa ku dhex maray xaafadda Baar Ayaan ee degmada Wardhiigley, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada amniga dowladda ay xireen wadadda muhiimka ah ee hor marta isbitaalka Banaadir,…
Dab xoog leh ayaa qabsaday Kaniisada caanka ah ee Notre Dame cathedral oo ku taalla bartamaha magaalada Paris, kaasoo weli…
Ku-simaha Taliyaha NISA ayaa ka carooday su’aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in duqeyn halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof.
Kulanka shanaad ee Kaldhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo looga doodayo xaaladda amniga dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa goor dhaw…
Wasirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa raaligelin siiyay xildhibaan uu ku tilmaamay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo askari…
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku dagaalamay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ku fidaya magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne iyo darawallo careysan ay xireen wadooyinka magaalada, isla markaana…
Bannaabaxyo rabshado wata ayaa hareeyay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha, kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda uu…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowaldda uu isgoyska Howlwadaag si bareer ahg ugu…
