Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Kulankii Baarlamaanka oo su’aalo adag ku bilowday [Wasiir Ducaale & Fahad Yaasiin oo iska difaacay..]

    Kulankii Baarlamaanka oo su’aalo adag ku bilowday [Wasiir Ducaale & Fahad Yaasiin oo iska difaacay..]

    April 14, 2019Updated:April 14, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulanka shanaad ee Kaldhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo looga doodayo xaaladda amniga dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa goor dhaw ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.

    Kulanka maanta furay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan kadib markii kooramku buuxsamau xilli danbe, waxaana soo xaadiray Wasiirada Amniga, Difaaca iyo Taliyayaasha Ciidamada oo maanta wajahaya su’aalaha adag ee xildhibaannada.

    Guddoomiye Mursal ayaa ka dalbaday Xildhibaannadu inaysan la hadlin saxaafaddai nta kulanku socdo, wuxuuna u sheegay inay telefoonadooda xiraan; isagoo xildhibaan waliba la siiyey hal daqiiqo oo su’aal uu ku weydiin karo madaxda Amniga qaabilsan oo iyagu heysta inay jawaabta ku bixiyaan muddo 3 daqiiqo ah.

    Wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa isku qoray su’aalo weydiinta iyadoo su’aalahooda u bedelay hadal jeedin, waxaana arrintaasi ka hor yimid guddoonka oo u sheegay inay wixii hadaljeedin ah ay shalay ahayd, balse maanta loo yimid su’aalo weydiin, waxaana hadalkii laga joojiyey qaar ka mida wasiirada xukuumadda.

    Su’aahihii ugu horeeyay ee xildhibaanada ayaa jawaabta waxaa qaatay taliyaha ciidamada Booliska, iyadoo 10 xildhibaan ay su’aalo dhiibteen, kuwaasoo intooda badan ku socday wasaaradda Amniga.

    Kumaha agaasimaha NISA Fahad Yaasiin oo su’aalihii ugu horeeyay intooda badan ku socdeen ayaa jawaabihiisu ahaayeen kuwo koobkooban oo u badan inuusan shaqo ku lahayn… in NISA aysan waxba kala socon iyo in la weydiiyo hay’ado kale oo uu tilmaamay.

    Xildhibaannada ku kacsan xukuumadda ayaa si gaara u bar tilmaameedsaday wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo kusimaha Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin oo su’aaha ugu adag la weydiinayo, waxaana markii ugu horeysay Baarlamaanka hortegay ku-simaha agaasimaha NISA oo wararka qaar sheegayaan inuu isagu mas’uul ka ahaa in kulanka maanta laga dhigo mid saxaafadda laga xiro.

    Baarlamaanka Fahad Top Wasiirka amniga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir Goodax oo raaligelin siiyey Xildhibaankii uu ku tilmaamay Alshabaab & Dood kale oo taagan…
    Next Article C/raxman C/shakur: “Wiil sidii Axmed Godane isu qarinaya ayaa Baarlamankii sidaa loo yeelayaa..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo