Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamada & Nin Bambooyin ku hubeysan (Wararkii ugu danb…)

    Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamada & Nin Bambooyin ku hubeysan (Wararkii ugu danb…)

    April 16, 2019Updated:April 17, 20191 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Booliska iyo nin ku hubeysan Bambooyin ayaa dagaal caawa ku dhex maray xaafadda Baar Ayaan ee degmada Wardhiigley, magaalada Muqdisho.

    Ninka ayaa weerar ku qaaday ciidamada isagoo ku tuuray laba Bam gacmeed uu ku weerarray saldhiga Wardhiigley, kadibna waxaa baacsaday ciidamada oo rasaas ku eryaday, laakiin wuxuu galay guri xaafadda ku yaalla oo in muddo ah ciidamadu ay kula dagaalamayeen.

    Wararka ayaa sheegay in ciidamada Amniga ay ugu danbeyn qabteen ninkii weerarka Bam gacmeeyada ku qaaday, waxaana lasoo gabagabeeyay howlgalka oo qaatay wax ka badan saacad.

    Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska ayaa sheegtay in dableyda ay gacanta ku dhigeen ciidamada amniga kadib markii la ceyrsaday in muddo ahna ay rasaas is weydaarsadeen isaga iyo ciidamada, markii uu galay guri, kadibna ay ciidamada isagoo nool gacanta ku soo dhigeen.

    Rasaas ayaa in muddo ah ka socotay guriga uu ninka galay, waxaana xaafadda ka cararray dadkii ku dhowaa gurigaasi inta uu howlgalka socday.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in ninka la qabtay oo dhaawac ahaa uu isbitaalka ku geeriyooday, waxaan howlgalka ku dhaawacmay afar askari oo ka tirsan ciidamada Booliska.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article16 lagu tuhunsan yahay Alshabaab oo lagu qabtay Muqdisho & Ceelasha Biyaha (Warbixin)
    Next Article Xildhibaannada Baarlamaanka oo Berri kulan loogu yeeray. [Akhriso Ajendayaasha…]

    Related Posts

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa

    May 27, 2025

    Halyeeyadii hore ee Afrika oo Galabta Wacdarro ka dhigay Stadium Muqdisho iyo darsan Goolal ah

    May 27, 2025

    Maamulka gobolka Banaadir oo jawaab culus u diray Siyaasiyiinta mucaaradka

    May 27, 2025

    Sheekh Shariif oo Madaxda Dowladda Somaliya ku eedeeyay xaalad ka taagan Degmo ka tirsan Muqdisho

    May 27, 2025

    Caasimadda Muqdisho oo maanta lagu soo dhoweeyay Ciyaartoy Afrikaan heer caalami ah

    May 27, 2025

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir iyo Taariikhdiisa oo kooban

    December 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo