Browsing: BREAKING NEWS
Qarax gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho oo ku jira howlgal amni, ayna xiran yihiin wadooyinka intooda badan.
Ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa kala eryay dadweyne isugu soo baxay soo dhaweyntaa Musharax sheegay inuu u taagan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub, kuwasoo la buuxiyey xilalkooda kadib markii ay banneeyeen.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreb ayaa goor dhweyd soo gaaray…
Qaar ka mida xildhibannada Baarlamaanka ayaa bilaabay buuq iyo fowo hareysay fadhigii Baarlamaanka oo maanta balansanaa in looga doodo xaaladda…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa furitaankii kulanka kadib soo jeediyey in kulanku noqdo mid ay albaabada u…
Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee loogad doodayo arrimaha Amniga ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.
Dood culus ayaa ka dhalatay go’aan uu hore u gaaray Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ahaa in kulanka maanta aanay saxaafaddu goobjoog…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan gaara oo degdega isuu yeray xubnaha Golaha Wasiirada oo xilligan Caawa uu shirkoodu socdo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan caasimadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Dugsiya Sare ee Booliska…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo muddo sanad ah guddoomiye loo raadineyay markii ay…
Iyadoo howlgalkii Amniga ka socdo magaalada Muqdisho ayaa Taliska ciidamada Booliska wuxuu ka digay Gaari uu sheegay inuu miineysan yahay…
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii saddexaad maanta qarka u saaran inuu baaqdo, kadib markii laga dareemay inaysan xaadirin xildhibaano badan.
Qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajta ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya dil loo geystay darawal ka…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj kadib markii uu muran dhex maray.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu jaha-wareer hareeyay xafladii furitaanka kalfadhiga Shanaad ee Aqalka Sare oo lagu wado…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maalinta berri ee Isniinta yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay in howlgal culus uu ka bilowday magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ciidamadu fulin doonaan dhaqdhaqaaqyo…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah hadda ku leh xaruntooda madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, kadib markii la isugu…
