Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaanno Fowdo ka bilaabay Shirkii Baarlamaanka, & kulankii oo fowdo ku dhammaaday (Daawo)

    Xildhibaanno Fowdo ka bilaabay Shirkii Baarlamaanka, & kulankii oo fowdo ku dhammaaday (Daawo)

    April 6, 2019Updated:April 6, 20191 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaar ka mida xildhibannada Baarlamaanka ayaa bilaabay buuq iyo fowo hareysay fadhigii Baarlamaanka oo maanta balansanaa in looga doodo xaaladda amniga dalka, iyagoo ay ku sugan yihiin Wasiiro iyo taliyeyaasha ciidamada.

    Waxay xildhibaannadu isku qabteen in kulanku noqdo mid saxaafadda banaanka loo saaro oo ah kilan xiran iyo inay goobjoog ka ahaato, waxaana loo qaaday cod acan taag ah si loogu kala baxo.

    Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynt oo noqotay in 104 Xildhibaan u codeeyeen in kullanku noqdo mid xiran, halka ay 42 u codeeyeen inuu noqdo kulan furan saxaafadu joogto, wxaana ka aamusay 20 Xildhibaan

    Codkaas lagu kala baxay kadib ayaa waxaa kulanka hareeyay buuq iyo fowdo markii xildhibannada ka horjeeda xukuumadda ay isugu tageen fadhiga guddoonka oo ay fowdo bilaabeen iyagoo ku hanjabay inay ka baxayaan kulanka haddii aan saxaafadda loo ogolaan.

    Fadhiga ayaa socon waayey, taasoo keentay in guddoomiye Mursal soo xiro kulankii maanta oo buuq iyo fowdo kusoo dhammaaday.

    https://www.facebook.com/Wadani/videos/320180395362204/

    Baarlamaanka Fowdo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEDGEG: Warbaahinta oo looga saaray fadhigii Xaaladda Amniga ee Baarlamanka [Akhriso]
    Next Article Wasiirka Arrimaha dibadda & La-taliyaha Madaxweyaha Eritrea oo Muqdisho kasoo degay [Sawirro]

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Guddiga Doorashooyinka Qaran oo doortay Guddoomiye iyo Xeer Madaxweyne oo lagu soo saaray

    December 2, 2024

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo