Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goor dhoweyd koox bistloolado ku hubeysan toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka…
Dowladda Kenya ayaa u yeeratay safiirkeedii ka joogay magaalada Muqdisho, waxayna amartay safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi inuu dalkeeda isaga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka…
MWararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo magaalada Nariobi ayaa sheegaya in qarax ka dhacay meel u dhow Shineemo uu geysay qasaare.
Jubbaland oo War Cad kasoo saartay tirada Shabaabka lagu dilay Baar Sanguuni [77 maleeshiyo ayaan….]
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saartay weerarkii saaka ka dhacay degaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo iyo qasaaraha kasoo…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyattta ayaa shaacisay in la soo gabagabeeyay weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Nairobi, iyadoo la laayey…
Taliyaha Ciidamada Booliska Kenya Joseph Boinnet oo goor dhoweyd ka hadlay wararkii ugu danbeeyay ee howlgalka oo ka socda Hotelka…
Waxaa weli ka socda magaalada Nairobi howlgal ay ciidamada amniga Kenya ka wadaan Hotelka Dusit, halkaasoo ay kula dagaalamayaan maleeshiyo…
Dowlada Kenya ayaa si rasmi ah u shaacisay in weerar argagixiso lagu soo qaaday, isla markaana uu socdo howlgal lagu…
Qarax kale ayaa ka dhacay Hotelka weerarku ka socdo ee magaalada Nairobi, oo kooxda Alshabaab ay sheegatay inay howlgal ka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay iyadu ka dambeyso oo ay qaaday weerar ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar lagu qaaday Hotelka Dusit 2 ee magaalada Niarobi, dalka Kenya.
Muuqaalladii ugu horeeyay ayaa laga helay qaraxyo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Niarobi ee dalka Kenya, iyadoo rasaas laga maqlay…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay hotel ku yaalla magaaladaasi, isla markaana rasaas laga maqlay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Kulankii Baarlamaanka ee maanta kadib dood kulul oo ka dhalatay wax-ka-bedelka Xeerka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo xukuumadda ay wadatay,…
Dood kulul aya ka socota Xarunta Baarlamaanka, taasoo ku saabsan wax ka bedelka Xeerka Bankiga Dhexe oo xukuumadda ay wadato,…
Kulankii 33-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow furmay, iyadoo ay si weyn u tageen xildhibaannada ka…
