Browsing: BREAKING NEWS
Is-buurasho & Rasaas ka dhacday kulankii Sheekh Kenyaawi ee Muqdisho iyo dad ku dhaawacmay [Sawirro]
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbuurasho iyo rasaas ay ka dhacday goob lagu qaban lahaa muxaadarada Sheekh…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Gaari ku qarxay agagaarka Isbitaal Digfeer ee degmada Hodon, Magaalada Muqdisho.
Wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhoweyd soo gabagabowday, iyadoo ay ku loolameen laba musharax oo isugu soo…
Waxaa hadda soo dhammaaday tirinta codadka wareegii labaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo loolan adag uu dhex maray saddexda musharax…
Waxaa hadda lasoo gabagabeeyay tirinta codadka wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo ay ku horeeyan laba musharax.
Wararkii ugu danbeeyay ee dalka Gabon ayaa sheegay inuu dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalkaasi ee la sheegay in xilka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sabab looga dhigay in…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane oo fariisin u ah ciidamada AMISOM, isla…
Kulankii aan caadiga ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd lagu ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019.
Xildhibaannada Golaga shacabka ayaa ansixiyey hindise sharciyeedkii labaad ee maanta oo ahaa Hindisaha Sharciga Xaqsiinta Ciidanka.
Waxaa goor dhoweyd Kulanka aan caadiga ahayn ee Golaha Shacabka lagu ansixiyey xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu…
Waxaa goor dhoweyd la soo saaray ajendaha kulanka aan caadiag ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka maanta yeelanayaan, kasoo lagu ansixsnayo Miisaaniyadda…
War kasoo baxay xogheynta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in manta oo Sabti ah 29-ka Disembar 2018 uu ka dhacayo…
Guddiga Maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya ee dib u habeynta lagu sameeyay, isla markaana laga saaray saddexdii mas’uul ee ugu sareeyay Guddigaasi…
Wasiirka Duulista Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa ka hadlay warar sheegaya in maanta laga xiray…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay ninkii hoggaaminayey qaraxyadii maanta Muqdisho ka dhacay oo…
Waxaa sii kordhaya faahfaahinta laga helayo qasaaraha ay dhaliyeen qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatarka Qaranka…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari saddexaad oo looga shakisan yahay inuu sido waxybaaha qarxa ayaa lagu…
Qarax labaad oo aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
