Browsing: BREAKING NEWS
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka Madaxtooyada, gaar ahaan Tiyaatarka Qaranka oo ah Bar laga ilaaliyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo xildhibaanada hormuudka u ahaa mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu goor dhow ku dhawaaqayo Go’aan cusub oo ku saabsan…
Waxaa dhammaaday tirinta Codadka wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed, iyadoo uu si weyn ugu horeeyo musharaxa C/casiis Xasan…
Waxaa goor dhow si rasmi ah u bilaabatay Doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya oo ka dhaceysa xarunta Madaxtooyada magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu kulan uga socdo magaalada Muqdisho guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Ra’iisal…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa kulankii labaad uu hotel ku yaalla magaalada Muqdisho uga socdo Guddoomiyaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiir cusub oo bedelaya wasiirkii Howlaha Guud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu shir gaara uga socdo hotel ku yaalla magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Maamulkaasi uu goor dhoweyd ku dhawaaqay in musharaxa Mukhtaar Roobow…
Waxaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Baydhaba munaasabadda khudbad jeedinta musharixiinta Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Xidhibaannada taageersan madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan bandhig ah ku sameeyay magaalada Muqdisho, iyadoo ka hor yimid mooshinka laga keenay Madaxweynaha.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray Mukhtaar Roobow Cali oo ciidamo Itoobiyaan ah ay kasoo xireen…
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xiisad colaadeed iyo rasaas ka socoto magaalada, kadib markii halkaasi lagu xiray…
Xaaladda magaalada Baydhaba ayaa kacsan, kadib markiiciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay afduub ku wateen Mukhtaar Roobow Cali, iyago…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay goor dhoweyd xabsi u taxaabeen…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa war cad kasoo saaray mooshinka uu qabtay 9-kii bishan Disembar ee xil ka…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka baxay xarunta Villa Uganda ee …
Xildhibaanada wada mooshinka xilka-qaadista ka keenay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray baaq ka kooban laba qodob oo midkood…
