Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi iyo xubno la socda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa laga hor istaagay inuu la…
Xoghayaha Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa qoraal uu goor dhoweyd soo saaray ku sheegay in Mooshinka xil ka…
Qaar ka mida Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya oo loo diiday saaka inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa caawa…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahada Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qodobo dhowr ah oo ku…
Xildhibaannada taageersan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah la isugu yeeray, iyagoo isugu tegay xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya.…
War laga helay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegaya inuu qabtay Mooshin xil ka qaadis Madaxweyne (Impeachment)…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax miino uu haleelay Gaari nooca ciidamada ah oo mareyay duleedka magaalada Muqdisho.…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa saakay fal dil ah ka geysteen degaanka…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ku saabsan in mooshin lagu dalbanayo in Baarlamaanka la hor keeno…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Sayidka ee laga ilaaliyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay agagaarka Beerta Nabadda ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynihii waqtigiisu dhammaadka ahaa ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhoweyd si rasmi ah…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii maamulkaasi oo la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka caasimadda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen dad rayid…
Wakaalada wararka Sacuudiga ayaa faafisay war uu siiyay mas’uul ka tirsan dowladda Sacuuudiga oo ku saabsan sidii ay wax u…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Amar kasoo baxay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis uu xilkii ka qaaday ku…
Wararlaga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyo ay ka dhaceen degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka warshada Baastada.
