Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Mas’uuliyiin ku dhaawacmay Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho & Alshabaab oo sheegtay [Sawirro]

    Mas’uuliyiin ku dhaawacmay Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho & Alshabaab oo sheegtay [Sawirro]

    December 22, 2018Updated:December 22, 20181 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Wararka ayaa sheegay in guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee Amniga Maxamed Cabdullaahi Tuulax uu dhaawac kasoo gaaray qaraxa iyadoo ilaaladiisa qasaare xoog leh oo u badan dhimasho la kulmeen.

    Dhinaca kale waxaa dhaawac fudud kasoo gaaray qaraxa Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana agagaarka Tiyaatarka Qaranka oo qarixii hore ka dhacay lagu arkay meydad u badan ciidamada amniga.

    Waxaa kaloo wararku sheegayaan in dad lagu la’ yahay qarixii hore ee ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka.

    Dhinaca kale kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho Camaliyaad Istish-haadi ah ayaa lagu beegsaday Koontaroolka laga ilaaliyo madaxtooyada kooxda Ridada, waxaana lagu dilay Saraakiil iyo askar ka tirsan ilaalada madaxtooyada iyo xubno kale” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

     

    Image may contain: shoes and outdoor

    Image may contain: outdoor

    Image may contain: one or more people, tree, sky and outdoor

    Muqdisho Qarax Tuulah
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Gaari saddexaad looga shakisan yahay Qarax iyo Ciidamada Milateriga oo xiray Aaga Madaxtooyada
    Next Article Weriye Caan ah oo ku Geeriyooday Qaraxyadii Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo