Browsing: BREAKING NEWS
Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka iska casilay xilka guddoominta Baarlamaanka.
Guddoomiyihii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa iska casilay xilka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id qabtay goor dhoweyd caawa ayaa digniin u diray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa uu ku qarxay duleedka Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu goor dhoweyd iska hor imaad xoog…
Ciidamada xasilinta iyo kua Madaxtooyada ayaa Caawa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Kulan ay xildhibaannada taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa soo saaray go’aan ku saabsan xaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay waxba kama jiraan ka dhigeen…
Xildhibaanno gaaraya 107 xildhibaan ayaa saxiixay mooshin laga diyaariyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd dalka ka mamnuucay inay ka howlgasho shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta.
Qarax Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir iyo rasaas la is weydaarsanayo ayaa Goordhow ka dhacay Muqdisho.…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya lagu magacaabay xilal kala duwan, iyadoo lagu ansixiyay…
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa goor dhoweyd looga dhawaaqay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay dalka Itoobiya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax iyo rasaas culus laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntand.
Qarax xoog leh ayaa caawa ka dhacay uri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile, Gobolka Banaadir, kaasoo lagu diyaarinayay.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inay xiisad ka taagan tahay magaaladaasi.
DEGDEG: Natiijada Wareegii labaad Doorashadii Kursigii Xildhibaan ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle
Waxaa hadda soo dhammaaday doorashada Wareegii koowaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay magaalada…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay xil ka qaadista uu ku sameeyay Madaxweyne…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow lagu wadaa inuu saxaafadda la hadlo.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye cusub uu maanta yeelanayo Gobolka Banaadir, kadib…
