Browsing: BREAKING NEWS
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada ammaanka ay la wareegeen xarunta Gobolka Banaadir iyo xarumaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa lagu daadiyey magaalada Muqdisho.
Waxa magaalada Cadaado goor dhow ka bilowday banaanbax looga horjeedo heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug ee maanta lagu soo bandhigayo…
Qarax culus ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan caasimadda.
Ahlu suna ayaa la sheegay inay goor dhoweyd xoriyadeedii u soo celisay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadka carabta tababarray ay galeen Hoyga Cabdi Xasan Cawaale…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Carafaat ee degmada…
Dagaal culus oo khasaare geystay ayaa la soo sheegay inuu saaka barqadii ka qarxay deegaan ka tirsan gobolka Sool, kaasoo…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa rasaas caawa saqda dhexe ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday goobo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu weerar ka fuliyay xarunta Dugsiga sare ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo ahaa nooca baabuurta loogu xiro dadka la…
Meydka Madaxweynihii hore ee Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu muujiyay Video uu baahiyay Telefishanka Masiira ee kooxda Xuuthiiyinta Yeman.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa wasiir cusub u magacaabay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray magaalada Gaalkacyo ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in musharaxa xisbiga mucaaradka ee Wadani C/raxmaan Cirro uu ku dhawaaqay Go’aanka xisbigiisu ka…
Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilka iska casilay sida uu shaaciyay afhayeenka Baarlamaanka dalkaasi.
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay natiijadii doorashada madaxweyne ee maamulkaasi, iyadoo la shaaciyay madaxweynaha ku guuleystay doorashada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay ku dhawaaqday inay xilkii iska casishay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay duqeyn cirka ah ku qaadeen kooxda Alshabaab.
