Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay xilalkii ka qaadeen taliyeyaasha ciidamada Nabadsugidda iyo Booliska…
Qarax labaad ayaa ka dhacay agaagarka hotelka Naasa-hablood 2 ee uu qaraxii hore ka dhacay, waxaana la maqlayaa rasaas xoog…
Qarax xoog leh ayaa lala beegsaday mid ka mida hoteelada magaalada Muqdisho oo ku dhow xeydaabka Madaxtooyada Soomaaliya.
Qarax xoog leh ayaa lala beegsaday mid ka mida hoteelada magaalada Muqdisho oo ku dhow xeydaabka Madaxtooyada Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax aad u culus oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu xilkii iska caslay wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu xilka iska casilay Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Axmed Jimcaale Geedi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Dabley hubeysan ay rasaas u fureen Jaamacad ku taalla magaalo xeebeedka Mombasa ee…
DEGDEG: Wasiirka Amniga oo xilalkii ka qaaday taliyeyaal ka tirsan ciidamada Booliska & Nabadsugidda
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa ku dhawaqay inuu xilalkii ka qaaday taliyaha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda degmada…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jeneraal caan ah uu ka badbaaday weerar qarax ah oo lagu doonayay…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay bartamaha magaalada.
Koox hubeysanayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Gaari ay leedahay haweeney guddoomiye u ah ururka haweenka Qaranka.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ay kalsoonidii kala noqdeen Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar qorsheysan lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada xoogga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdega Caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Wadadda Maka Almukarama ayaa loo xiray Gaari la sheegay in looga shakiyay qarax oo la dhigay dhinaca wadadda.
Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyay kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta looga dooday arrinta muranka dhalisay ee C/kariin Qalbi dhagax.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulankii loo balansanaa in Aqalka Sare uu maanta ka yeesho arrina C/kariin Qalbi Dhagax ayaa la joojiyay oo dib loo…
