Browsing: BREAKING NEWS
Kulankii Golaha Shacabka ee maanta oo lagu waday in looga doodo kiiska sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Itoobiya…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Go’aanka dowladda Soomaaliya ka qaadatay kiiska Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ee Itoobiya lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka uu ka badbaaday isku dal…
Jabhadda ONLF ee xoreynta Ogaadeeniya ayaa War Cad kasoo saartay sarkaal ka tirsanaa oo dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Ninkii ka danbeeyay weerarkii baabuurka loo adeegsaday ee lagu jiiray dad fara badan magaalada Barcelona ayaa goor dhoweyd la shaaciyay…
Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa goor dhow loogu dhawaaqey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in diyaarad ay ku dhacday duleedka magaalada Muqddsho ee caasimadda Soomaaliya.
Shir Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle uga socda magaalada Jowhar ayaa lagu magacaabay guddi doorasho oo qabanqaabin doona doorashada madaxweynaha cusub ee…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow uu goor dhow saxaafadda la hadai doona.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu si buuxda u taageeray go’aankii xilka looga qaaday…
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Xildhibaanadii Hirshabelle in ay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xilkii madaxweynenimo ee maamulka Hirshabeelle laga xayuubiyay Cali C/llaahi Cosoble.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay sharci muddo dheer la isku hayay.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Alshabaab ay dagaal ku qaadeen saaka degaanka Abal e Gobolka Bakool oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbaxyo rabshado wata ay ka socdaan magaalada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loo doortay Guddoomiye guddi muhiim ah.
