Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in hadda lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in lagu dhawaaqayo Golaha wasirada cusub.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax aad u culus uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo gadoodsan ay xireen mid ka mida wadooyinka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in haweeney ka mida haweenka nadaafadda Gobolka Banaadir toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax iyo rasaas ka dambeysay ay ka dhaceen goor dhow magaalada Muqdisho.
Dab xoog leh ayaa aroortii hore ee saaka ka kacay suuqa ugu weyn Soomaaliya iyo Geeska Afrika ee Bakaaraha, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynaha maamulka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen degaano ka tirsan degmada Wadajir ee…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay Gollihiisa wasiirada kadib muddo 3 bilood ah oo lag…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari uu la socday sarkaal sare oo hore uga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah oo hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka madaxtooyada Soomaaliya.
Wareega labaad ee Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda soo gabgabowday iyadoo uu si weyn ugu horeeyo Musharax Cllaahi Farmaajo.
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoo uu madaxweyne noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa socota tirinta codadka musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay wareega labaad isugu soo hareen saddex musharax.
Musharax Cumar C/rashiid Cali ayaa ku dhawaqay inuu ka haray tartanka Doorashada isagoo sheegay inuu ahaa qofka ugu danbeeya afarta…
